RSOL Banner
Hargeysa International Book Fair
and Mooge Festival 2010

Hargeysa, 23-27 July 2010
www.hargeysabookfair.com
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Proud to be Somalilander!
<br/>
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon

Proud to be Somalilander!
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon


Old Articles
August 2010
· Saalax Xaashi Carab:innaa lillaahi wa innaa ilayhu raajicuun
· Safarkii Himilada
· Laba Buug oo u Qalma Abaalmarin Caalamiya
· Hadda anigaaba dad ah! (Bandhigga buugga HIIL ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa)
· Black Mamba Boy - Nadifa Mohamed
· Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa.
· Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!
· Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge - 2010

[ List all articles]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


23/07/2009:
Mooge/HIBF - Maalinta shanaad - Axad 26 Julaay 2009
by RSOL Editor

Barmaamijka Mooge Festival / Hargeysa International Book Fair 2009
Maalinta Shanaad - Axad 26 Julaay 2009

Dhacdada Kowaad: Sahamin Buug ee Ardayda iyo bandhigyo Ardayda loogu talo galay / Maxamuud Ibraahim - Waqtiga 9:00 – 11:00
Dhacadadni waxay ahaanaysaa sahaminta buugagga oo loo abaabulay ardayda dugsiyada oo Buugaagta ku daawanayaan carwada, iyagoo is bedbedalayaa ayaa kooxo ka kooban 30 – 40 arday oo macallimiintoodu la socdaan booqnayaan carwada. Dhacdadan waxa loogu talogalay arday ka socota iskuulada iyo jaamacadaha kala duwan, waxana looga jeedaa in ardayda lagu jiheeyo lana baro buugagga cusub iyo qorayaashooda.

Dhacdada Labaad: Ku ababi ilmahaaga wax akhris / Waxa hagaya Falaash - Waqtiga 9:00 – 11:00 (isku waqti dhacdada kowaad iyo labaad)
Halkan waxa loogu talogalay carruurta da’doodu ka hoosayso 12 jir oo ay weheliyaan waalidkoodu. Waxaa loo akhriyi doonaa sheeko-xariirooyin carruurta loogu talo galay oo isugu jira qoraal iyo yeedhmo. Waxa la daawisiin doonaa kartoon iyo sawir gacmeedyo.

Dhacdada Saddexaad: dhallinyarada iyo suugaanta, waxa si gaar ah loogu eegi doonaa Suugaanta iyo quudhsiga . Waxa hagaya Yuusuf Shaacir - Waqtiga 11:00 – 12:30
Waxa ku wehelinaya suugaanyahanno: Weedhsame, Cabdilaahi Aftahan, Faysal Aw Cabdi Canbalaash (Halabuur), Axmed Shaqalle (Muritmaal), Naasir. Waxa kale oo la akhriyi doonaa gabayga Dhulgariir ee Hadraawi.

Dhacdada Afraad: Riwaayad - Waqtiga 16:00 – 17:00
Riwaayadda Tawaawac Badeed oo uu qoray Axmed Aw Geeddi. Riwaayadani waa Riwaayad ka hadlaysa dhibaatada badda lagu hayo ee dalkeena iyo shiisheeyuhuba ku hayaan sida sunta lagu shubo iyo kaluumaysiga sharci darada ah. Riwaayadani waxay kaloo ka hadlaysaa kheyraadka baddeena ceegaaga iyo badawtinimada dadkeenna ka haysa ee aanay ka faaiidaysanayn kheyraadka ku dhex jira

Dhacdada Shanaad: Waqtiga 17:00-18:00 Casharro qoraalka iyo curinta ah oo ay soo bandhigayaan qaar ka mid Ururka Qoraaga Somaliland.

Dhacdada Lixaad: Bandhigidda Filimada - Waqtiga 19:30 -21:30
Waxa lagu soo bandhigayaa: Taariikhda Fanka iyo Masraxa Soomaaliyeed ee Jabuuti oo uu diyaariyey Cabdalle Xaaji oo ka socda TV Qaranka ee Jibuuti, Lost Boy oo uu soo saaray Raage Omaar, Aljasiira, iyo dokomentariyo ay diyaarisay Akademiga nabadda iyo Horumarku.



All articles on redsea-online

1. 20/09/2009 SWF - Events: Saturday, 31 October - Festival Books presents
2. 20/09/2009 SWF - Events: Friday, 30th October - Comedy Night with Boon Xirsi, Prince Abdi, Abdi Bahdoon &other
3. 20/09/2009 SWF - Events: Thursday, 29th October - Film night and Djibouti artist evening
4. 20/09/2009 SWF - Events: Wednesday, 28th October 2009 - One act the play ‘Baqayo Roged’
5. 20/09/2009 SWF - Events: Tuesday, 27 October 2009 - BME involvement in public bodies
6. 20/09/2009 SWF - Events: Monday 26 October 2009 - Young People and citizenship
7. 20/09/2009 SWF - Events: Sunday, 25th October 2009 - Family Day: Storytelling day for children and their parent
8. 20/09/2009 SWF - Events: Saturday, 24th October 2009 - A day of pure poetry
9. 20/09/2009 SWF - Events: Friday, 23rd October 2009 - Launching of the Festival
10. 03/08/2009 Opinion on: Book review - Whose world is it any Way? By Shamis Hussein - Omer Aden E-mail : omerliban@gmail.com
11. 23/07/2009 Mooge/HIBF - Maalinta Lixaad - Isniin 27 Julaay 2009
12. 23/07/2009 Mooge/HIBF - Maalinta afraad - Sabti 25 Julaay 2009
13. 23/07/2009 Mooge/HIBF - Maalinta saddexaad - Jimce 24 Julaay 2009
14. 19/07/2009 Mooge/HIBF - Maalinta Labaad - Khamiis 23 Julaay 2009
15. 19/07/2009 Mooge/HIBF - Maalinta Kowaad - Arbaca 22 Julaay 2009
16. 21/02/2009 Xog-waranka Abwaan Cabdilaahi Cawed Cige - Mustafe Sh. Cumar
17. 12/11/2008 "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Saddexaad - Axmed Yuusuf Ducaale
18. 11/11/2008 "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Labaad - Axmed Yuusuf Ducaale
19. 10/11/2008 "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Kowaad - Axmed Yuusuf Ducaale
20. 30/05/2008 Boqorka shaqsiyaddu waa kuma? Qaybtii 1aad - Farduus Siciid Dirir
21. 16/05/2008 HALABUUR, Journal of Somali Literature and Culture - hal-abuur
22. 22/02/2008 Dhagaxtuurkii 1982-kii ee dugsiga sare ee Timacade(qalax) ee Gabiiley, qaybtii 2-aad - Cali Cumar Xasan
23. 22/02/2008 Dhagaxtuurkii 1982 iyo dugsiga sare ee Tima-cade ama Qalax (Gabiley) - Cali Cumar Xasan
24. 22/02/2008 LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAXTUURKA. QAYBTII AFRAAD. - By Alpha
25. 20/02/2008 QAYBTII SADEXAAD EE LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAXTUURKA - By Alpha
26. 18/02/2008 LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAX TUURKA, Qaybtii labaad - By Alpha
27. 17/02/2008 Qaybtii Koowaad 20-Febaury 1982. Lix iyo Labaatan guuradii Dhagax Tuur - By Alpha
28. 11/02/2008 Barmaamij ku saabsan dadka xiskoodu dhiman yahay - Maxamed-Keyse
29. 28/01/2008 Qudbigii Suugaanta – Gabay - Bashiir Good
30. 25/11/2007 Hal-Abuur magazine relaunched - redsea
31. 11/11/2007 Gorfaynta Buugga “People on the Move” ee uu qoray Dayib Cabdi Askar. - Prof. Jaamac Aadan Cali
32. 11/11/2007 A critical review on “People on the Move” - By Prof. Jama Adan Ali
33. 29/06/2007 Buugga KARAAN: Xadhka-jiid ma gayo maamul Qaybta 2aad - Maxamed Yuusuf (Keyse)
34. 26/06/2007 Shirsannadeedkii Ururka Qoraaga Somaliland oo ka dhacay Stockholm 16/06/2007 - qoraaga.com
35. 26/06/2007 Buugga KARAAN Iyo Maansada Kasmo - Maxamed Yuusuf (Keyse)
36. 23/10/2006 Tixda Cabdilaahi Suldaan Timacadde & Ereyga “Soomaali” - Yasin Jaamac Nuux (Suldaan)
37. 13/08/2006 Baroordiiq (Tacsi) Abwaan Axmed Ismaaciil "Qaasin' - aftahan.org
38. 12/08/2006 Tacsi - Ururka Qoraaga Somaliland
39. 02/08/2006 Taariikh ku saabsan magaalooyinka Saylac, Berbera iyo Sheekh - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey"
40. 26/07/2006 Wargelin Muhiim ah: Xafladda Gardaadinta “Guri Waa Haween” ee Magaalooyinka Bristol iyo Cardiff - Maxamed Baashe Xasan
41. 17/07/2006 Book Signing Ceremony - Gobaad Communications & Press
42. 01/07/2006 Milicsiga maansooyinkii Abwaan "Qaasim" (Dad musbaar dhegaha kaga jiraan, maqal ka tuugaaye. 1964 Q. - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey"
43. 01/07/2006 Jebintii Jeelka Madheera Qaybtii 4-aad: Qorahu Wuxuu Soo Saari Doona Buug Ku Dhamaystiran Dhacdadani - Abdirisaq sheekh Ibraahim Kooshin (alpha) — Bristol, Uk
44. 30/06/2006 Milicsiga maansooyinkii dhaxalgalka ahaa ee Abwaan "Qaasim" (Sidii baa ducaaloow biyaha loo dawariya - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey"
45. 10/06/2006 Jabintii Jeelka Madheera Qaybtii 3-aad: Afduubkii Diyaaraddii Somali Airline Ee Afar Iyo Labaatankii - Abdirisaq sheekh Ibraahim Kooshin (Alpha)
46. 08/06/2006 05-JUNE-1988 - JABINTII JEELKA MADHEERRA - Qaybtii 2aad - Abdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin
47. 5/6/2006 05-JUNE-1988 - JABINTII JEELKA MADHEERRA - Abdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin
48. 26/03/2006 OGEYSIIS:TODOBAADKA SOMALILAND EE YURUB - SSE
49. 23/03/2006 Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Wadajir U Qaabiley Qoraa Weyn Oo Kenyaan Ah - somaliland.org
50. 20/03/2006 NETWORK OF DEVELOPMENT RESEARCHERS: HALF-DAY SEMINAR - SSE
51. 14/03/2006 School book with images of Prophet Muhammad banned in Somaliland - BBC Monitoring
52. 27/02/2006 GURI BA’AY - Maxamed Baashe X. Xasan
53. 20/02/2006 Milicso Maalmihii Ina Soo Maray – 20-ka February - Aamina Maxamuud Diiriye, Hargeysa, Somaliland
54. 19/02/2006 GPS: Burco Iyo Horumarku Maxay Ku Colloobeen? - Cabdillaahi Cawed Cige
55. 18/02/2006 XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan – 1944kii (qaybtii 6aad) - Boobe Yuusuf Ducaale
56. 09/02/2006 XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan (1944kii – 2006da) Q. 4aad - Boobe Yuusuf Ducaale
57. 08/02/2006 Safar Salaama iyo Xaflad Sagooti ah oo loo Samaynayo Abwaanka Gaarriye - aftahan.com
58. 08/02/2006 XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan 1944kii – 2006da (Q. 3aad) - Boobe Yuusuf Ducaale
59. 06/02/2006 XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan (Qormada 2aad) - Boobe Yuusuf Ducaale
60. 04/02/2006 GEERIDII GADHLAY SHEEGAYAAN GACAL HA WAAYAANE - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey"
61. 04/02/2006 XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Marxuun Ibraahin Gadhle - Boobe Yuusuf Ducaale
62. 01/02/2006 Ibraahim Gadhle: Hal Abuur Iyo Gabayaa ka Galbaday Suugaanta Soomaalida - haatuf.net
63. 31/01/2006 Tacsi Geeridii Abwaan Ibraahin Aw Saleebaan (Gadhle) - RSOL
64. 30/01/2006 Sannad wanaagsan - 1427 - RSOL
65. 20/01/2006 Habka Dhismaha Maansada Soomaaliyeed - Cabdi Miigane Guuleed & Maxamed Cabdillaahi Riiraash
(somalistartpage.com)
66. 25/01/2006 Wareysi Dr. Georgi Kapchits - wardheernews.com (Copyright WDN 2006)
67. 18/01/2006 Somaliland Societies in Europe: War saxaafadeed - SSE
68. 31/10/2005 Nin Gumoobay - Ibraahin Yuusuf Axmed
69. 31/10/2005 Dhagartii Oogle (Sheeko) - Ibraahim Yuusuf Axmed
70. 11/10/2005 Somali poetry event: The great Somali poet Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' in UK - redsea
71. 10/09/2005 MADHXINTA AFSOOMAALIGA - Maxamed Bashe X. Xasan
72. 07/09/2005 From Mechanic to Civic Leader: One man's active leadership brings better energy options to an entire - (from awdalnews.com)
73. 03/09/2005 Kuma ayuu ahaa Cabdilaahi Suldaan Maxamed "Timacade" - Abdifatah O. Abdi
74. 28/08/2005 AIDS And Circumcision - Rhoda A. Rageh
75. 28/08/2005 Duumo iyo Duullaan - Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”
76. 28/08/2005 Dhibaatooyinka ku xeeran qoraalka afsoomaaliga iyo hirgelintiisa - Maxamed Bashe X. Xasan
77. 14/05/2005 "LADH" waa buug murugo, xiise, xasuus iyo xanuun intaba kugu beeraya - RSOL - Editor
78. 28/02/2005 "Dhagaxtuur Ma Been Baa?" - Boobe Yuusuf Ducaale
79. 18/02/2005 Yusuf Haji Aden Was a Great Educationist - SSE Chairman
80. 18/02/2005 Tacsi Ururka Somaliland Forum - Guddiga Dhexe Somaliland Forum
81. 15/02/2005 Obituary: Yusuf Haji Aden was a great man - Mohamud Tani
82. 17/02/2005 Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyey Abwan Yusuf Xaji Aadan
83. 03/01/2005 Ujeedo Xog Ururuuin Ka Timid Ururka Qoraaga Somaliland - SWA
84. 06/03/2004 Students Uprising Of Feb 20th Observed By SONYO - the Somaliland Times, ISSUE 109, Feb 21, 2004
85. 04/03/2004 Warsaxaafadeed "Ururka Qoraaga Somaliland" - UQS, Sweden
86. 28/02/2004 20-ka February oo markii ugu horeysay laga xusay magaalada London - London (Jam) - from www.jamhuuriya.info
87. 27/02/2004 20-Ka February Oo Loo Aqoonsaday Maalinta Dhallinyarada Somaliland - Haatuf, Hargeysa Feb, 22, 2004
88. 25/02/2004 «Materia Cinese Chinese Matter»: per una comunicazione universale - Elisabetta Marino, l'Unità 06.02.2004
89. 12/02/2004 Bandhig Buug: Jamhuuriya
90. 23/12/2003 “Materia cinese”: i ponti invisibili di Lina Unali - Elisabetta Marino
91. 16/08/2003 The Vice President told youngs in his Party that "My Teachers' Group" is a good example to follow.
92. 20/06/2003 Barre Hagi Elmi Ahmed: Tribute to an unknown martyr - Jama Musse Jama
93. 29/05/2003 Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalikayga Maalintaas (20-ka February 1982) - Khadar Ali Gas
94. 24/03/2003 A new section dedicated to the Somali Books
95. 21/01/2003 "Il Gazzettino" newspaper reviewed Layli Goobalay
96. 20/01/2003 Layli Goobalay on "IntercultuRadio" Radio
97. 4/12/2002 "Il Secolo XIX" reviewed Layli Goobalay
98. 3/12/2002 Layli Goobalay on Italian National Radio

Who's Online
There are currently, 89 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


Naadiyada Akhriska
· Ogaysiis: Naadiga Hargeysa
· Ogaysiis: Anfac - Ceerigaabo
· Ogaysiis: Naadiga Timacadde - Gebilay
· Ogaysiis: naadiga Halkaraan - Burco
· Ogaysiis: Naadiga Berbera

REDSEA-ONLINE SHOP
HARGEYSA

Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Bishaaro!

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 3aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland
Voice of Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick
Maqaal Xul Ah

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


What is new

[ News archive ]

Search With Google
Google

www
redsea-online.com


Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com