header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku dhashay Degmada Ceel-Afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. Waxbarashadiisii hore, ilaa Machadkii Horumarinta Maamulka ee SIDAM waxa uu ku dhigtay magaalada Muqdisho. Waxa uu tacliintiisii sare (Higher Education) ku dhammaystay waddanka Maraykanka, isaga oo shahaadada ‘Masters-ka’ ka qaatay Jaamacadda George Mason University oo Virginia ku taal sannadkii 1996. Mudadii uu Maraykanka ku noolaa shaqadiisu waxa ay u badnayd arrimaha la xidhiidha xaquuqda qaxootiga, gaar ahaan Soomaalida. Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku nool yahay magaalada Columbus oo ka tirsan gobolka (state) Ohio.
Buugta qoraaga
Xasuus Qor
Somali Media Network, 2004 Columbus ISBN 0-9726615-0-6
Social Community
Join us today

There are currently, 315 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com