header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Farah M Mohamed
Xasuus Qor
Somali Media Network, Columbus, 2004
ISBN: 0-9726615-0-6 - taariikh
Qiimaha: US$ 21.95

XASUUS QOR (The Timelines of Somali History) is a comprehensive chronological Somali history and includes the most complete and accurate set of information available about every aspect of Somali history. The author of this exceptional book, Farah M. Mohamed (aka, Faarax Aw Maxamuud Maxamed) approaches the reconstruction of Somali History in a unique way. This book deals with a complex issues in a surprisingly simple way. It summary’s more than 500 years of Somali people’s history. It is unyielding work of more than 14 years that produced the finest major chronological events of Somali people experiences. It is well refined and easy to rea d. If you want to know anything about the Somali people’s history this is the right book.


Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku dhashay Degmada Ceel-Afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. Waxbarashadiisii hore, ilaa Machadkii Horumarinta Maamulka ee SIDAM waxa uu ku dhigtay magaalada Muqdisho. Waxa uu tacliintiisii sare (Higher Education) ku dhammaystay waddanka Maraykanka, isaga oo shahaadada ‘Masters-ka’ ka qaatay Jaamacadda George Mason University oo Virginia ku taal sannadkii 1996. Mudadii uu Maraykanka ku noolaa shaqadiisu waxa ay u badnayd arrimaha la xidhiidha xaquuqda qaxootiga, gaar ahaan Soomaalida. Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku nool yahay magaalada Columbus oo ka tirsan gobolka (state) Ohio.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-08-19 23:34:16
    Shareef - info@meridija.de
    Hi Sadie,I have tried making Sambusa wiotuht the frying. While it is a healthy way to cook, it can be difficult if the crust is not thin enough to cook. Otherwise you have to reapply oil frequently to make sure it bakes properly. My suggestion is to use the right amount of baking soda and make sure the wrapping is thin enough to bake wiotuht reapplication of oil. Otherwise sambusa can be made healthy wiotuht the frying.
  2. Akhriste - 2006-01-23 08:19:54
    maxamuuddaahir hiirad - mohamouddahir87yahoo.com
    waxanu doonayenaa qoraga weyn ee faarax aw maxamuud maxamed waxanu nahay dadkii lagu hor laayey xafiiska UNCR ee dalka yemen ana wax loo qaban dadkii alankan xidhxidhan yahay wax noo qabta qurbo jooga soomaaliyeed
  3. Akhriste - 2005-11-13 03:17:04
    maxamuud daahir hiirad - mahomouddahir2005@hotmail.com
    oo saxiib waan idinku soo qorayinandoonayo qoraagaweynee canka aan uu hayo gaboyo qadiibiah oo aan la qorin iyogeraar iyo sheeko ma wax baan sameeyey
  4. Akhriste - 2004-12-27 07:45:12
    shjh - shjh@279 javirs 609
    iyo nugaal
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 163 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com