header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


redsea-online.com: Events

Search on This Topic:   
[ Go to Home | Select a New Topic ]

Maalinta Suugaanta iyo Buugaagta ee Toddobaadka Dhaqanka iyo Fanka Soomaalida ee Landhan
(Somali Week Festival 2012)

Sabtida 27 Oktoober 2012: 14.00 – 20.00 Suugaan: 14:00 – 18.00 Buugaag: 18.30 – 22.00

Hadraawi, Kaddare, Cabdalle Mansuur, Siciid Saalax, Xasan Qowdhan, Muuse Cali Faruur, Cabdidhuux, Basbaas, Cawdgale iyo abwaanno kale oo UK deggan ayaa waxa ay la wadaagi doonnaan galab aad u xiise badan qoraayada Maxamed Xasan Alto, Axmed Ismaaciil Yuusuf, Siciid Jaamac, Rashiid Gadhwayne, Abtiddoon, Jawaahir Daahir, Cabdillaahi Cawad, Cabdicasiis Xildhibaan, Saynab Daahir, Mustafe A Nuur, Mary Harper, Chantal Aboa iyo Xuseen Nuur.


Waxa qorey Cabdalla Xaaji Cusmaan

Bandhiggii buugta ee sannadkan 2012ka lagu qabtay Hargeysa uu ka duwanaa kuwii ka horreeyey. Waa marka horee waxa ka soo qayb galay qorayaal iyo wariyeyaal Soomaali iyo shisheeyaba leh oo Soomaalida dhexdeeda iyo caalamkaba magac ku leh. Waxa ka mida Maxamuud Sheekh Axmad Dalmar, Siciid Saalax Axmad, Boobe Yuusuf Ducaaleh, Nadiifo Maxamad, Siciid Jaamac, Mary Harper oo ah tifaftiraha wararka Afrika ee BBCda, Georgi Kapchits iyo qaar kale. Horaa loo yidhi, «Ninba ceesaantii ceel keentay» Qof walba buuggii amma buugtii uu qoray ayuu badka keenay oo uu soo bandhigay, intaa waxa dheeraa dhawr maktabadood oo Hargeysa ku yaal ayaa iyaguna buugtii ay hayeen oo dhan soo bandhigay. Markaan qiyaasay buugta sannadkan la soo bandhigay aad iyo aad bay uga badnaayeen kuwii gu’yaashii hore.Guud ahaan jadwalkii bandhiggu sidii loogu talagalay buu u socday kuna dhammaaday.


Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with Redsea-online Cultural Foundation and other partners, are proud to present Somali Week Festival 2012. This year‟s festival will run from Friday the 19th to Sunday the 28th October in London. Somali Week Festival is an integral part of Black History Month and offers the best of Somali arts and culture, both old and new. The festival offers a mix of events including poetry, literature, panel discussions, documentary film screenings, music and theatre. Through these different artistic forms, Somali Week Festival has explored a variety of themes in past years and has become a widely recognized and anticipated annual event in the UK.

When: 19th - 28th October, 2012
Where: Festival Launch @ Oxford House, Bethnal Green, London. Friday 19th 6:00pm - 10:00pm
What: Theme of the Year: Courage

Download from here the Programme of Events: Somali Week Festival 2012


Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with Redsea-online Cultural Foundation and other partners, are proud to present Somali Week Festival 2012. This year’s festival will run from Friday 19th to Sunday 28th October in London.

There is a chance for you to purchase a discounted weekly pass at £30 each for the entire festival which will be available from Friday 28th September. If you wish to purchase your weekly pass, please contact Ayan Mahamoud at ayan_mahamoud@kayd.org or call 07903712949.

About Somali Week festival:
Somali Week Festival is an integral part of Black History Month and offers the best of Somali arts and culture, both old and new. The festival offers a mix of events including poetry, literature, panel discussions, documentary film screenings, music and theatre. Through different artistic forms, Somali Week Festival has explored a variety of themes in past years and has become a widely recognized and anticipated annual event in the UK.


Somaliland's Hargeisa book festival celebrates fifth year
Mark Tran reports from Hargeysa.

It is an unlikely spot for a literary festival, a town of half a million people with no theatre and no cinema. But Hargeisa is carving out a reputation as the Horn of Africa's answer to Hay-on-Wye by attracting readers and writers from around the world to its book fair.

Read the article on The Guardian


Photo (c) Mary Harper

Hargeysa International Book Fair
Mary Harper blogs ...

The Hargeisa International Book Fair is far more than a book fair. It is now in its fifth year running and hosts authors, poets, musicians, film-makers, artists, playwrights, actors and circus performers, both Somali and non-Somali.

The book fair is being held in the Working Men's Club in central Hargeisa, capital of Somaliland which declared itself independent from the rest of Somalia in 1991. The territory has built itself up from the rubble of war, has a growing economy and a functioning democracy.

Continue reading Mary Harper's blog


Bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa oo furmaya 13-ka July 2012

Urrurka REDSEA CULTURAL FOUNDATION, taageerayaasha iyo iyo mutadawiiciinta kala gedisan ee ku hawlan qabashada Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa, waxay dadweyanaha deeggan Caasinmdda Hargeysa iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland ugu bushaaraynayaan inuu furmayo, Jimcaha, 13 July 2012, bandhig sanadeedkii 5aad ee Bandhigga Buugaagta ee Caalmiga ah ee Hargeysa Bandhiggu wuxu soconon doonaa muddo toddobaad ah, wuxuna ka furmayaa guriga shaqaalaha badhtamaha caasimadda.


Our new blog covering the programme events and other details is hargeysabookfair.com. Follow us!


Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2012 Tartankii 5aad

(La deg Xeerka oo ah PDF | ka qayb qaado wanaajinta)

Bandhig
Seeska Dhaqanka ee REDSEA-ONLINE (Redsea-Online Cultural Foundation) iyaga oo duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigista, fidinta hiddaha iyo suugaanta, xoojinta fanka iyo farshaxanka; islamarkaana taageeraya dhaqanka qorista iyo akhriska iyo guud ahaan kobcinta qoraalka Af-Soomaaliga, waxa ay soo bandhigayaan Kulankii Shanaad ee Baratan Qarameedka Curinta Suugaanta "Sheeko iyo Shaahid".

Sheekooyinka ka soo qaybgalayaa ma aha isku jeeddo e mawduuca sheekadu ku socoto waxa u madax bannaan qoraaga.

Waxa halkan ku lifaaqan xeerka Sheeko iyo Shaahid ee sannadkan 2012.


Waxa qorey Maxamed Xasan "Alto"

Waxaa dhowaan mar kale qabsoomay Festifaalka Toddobaadka Soomaalida [FTS] ee London ee sannadlaha ah oo gacansaar la lahaa Redsea Online. FTS 2011ka wuxuu festifaalladii taxanaha ahaa ee London, Boqortooyada Midowdey, ku qabsoomi jirey laga soo billaabo 2004tii, ka galay taariikh lama illaawaan ah. Wuxuu noqday kii ugu tayo iyo tamar wacnaa. Waxay dulucda FTS ee sannadku ahayd tarjumid. Waxaa la soo bandhigey buugag tarjuban oo tiro badan. FTS wuxuu sannadkan wada shaqeeyn la lahaa Xarunta Tarjumidda Maansooyinka iyo Agaasimaheeda Gabyaa Sarah Maguire. Waxay XTM tarjuntay maansooyin xul ah oo ay leeyihiin dhowr gabyaa oo ku casumnaa FTS.


Social Community
Join us today

There are currently, 76 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com