RSOL Banner
Hargeysa International Book Fair
and Mooge Festival 2010

Hargeysa, 23-27 July 2010
www.hargeysabookfair.com
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Proud to be Somalilander!
<br/>
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon

Proud to be Somalilander!
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon


Old Articles
August 2010
· Laba Buug oo u Qalma Abaalmarin Caalamiya
· Hadda anigaaba dad ah! (Bandhigga buugga HIIL ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa)
· Black Mamba Boy - Nadifa Mohamed
· Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa.
· Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!
· Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge - 2010
· Sheeko iyo Shaahid - Warsaxaafadeed
July 2010
· Hargeysa International Bookfair and Mooge Festival

[ List all articles]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Shax – Ciyaar dhaqameed soo jireen ah iyo jiilka maanta ee kombyuuterka
Posted on Tuesday, April 06 @ 16:09:35 CDT by redsea | read 805 times

Traditional Games

Waxa qorey Jaamac Muuse Jaamac

Waxa turjumay Mustafe Aadan Nuur iyo Khaalid Jaamac Qodax.

Qoraalkan waxa laga soo dheegay buug-yare dhawaan soo bixi doona oo ay wada turjumeen Mustafe Aadan Nuur iyo Khaalid Jaamac Qodax oo labaduba ka tirsan Naadiga Akhristeyaasha Hargeysa (HRC).

Hordhac
Shax4Win waa barmaamij ku shaqeeya Windows XP/NT/Vista oo kombiyuuterkaagu kugula ciyaari karo Shaxda. Waxa ku wada ciyaari kara laba qof, amase qof iyo kombiyuuter. Heerka aqoonta kombiyuuyterka, amase fikirka uu ku garan karo guuritaanka ku habboon marka ay ciyaartu gacantiisa ku jirto, waxa ay ku xidhan yihiin hadba derejada aad doorato. Derejooyinkaasi waxay kala yihiin "Ayaxley (dummy)", “Baqlooley (beginner)", "Fardooley (novice)" iyo "Kormeere (expert)". Nooca kowaad ee shax (ver 1.0) ee maanta aynu halkan kasii daynayno, waxa ku jira oo kaliya heerarka aqooneed ee "Ayaxley" iyo "Baqlooley". Nooca Ver 1.1 oo soo bixi doona dhawaan, haddii Alle idmo, waxa la socon doona isna heerka "Fardooley", timaaddada dhowna waxa soo bixi doona “Kormeere”. Ereybixinta derajada waxa lagu saleeyey sida Hargeysa looga yaqaanno, sida ku cad xogwaraysiga ay soo ururiyeen xubnaha WikiShax Project (eeg tixraaca).



Kala deg halkan qoraalka oo dhammaystiran; WORD | PDF | Ka qaado halkan ciyaar bilaash ah


Ka eeg halkan maqaalladii Jama Musse Jama - jmgurey


© 2010 - redsea-online.com
Material may be reproduced freely
if redsea-online.com is mentioned as the source
Gobannimo © 2010 - redsea-online.com
Xogtan waa loo sii daabici karaa bilaash
haddii la xuso in laga soo xigtey redsea-online.com
 
Article's Poll
Waligaa shax ma ciyaartey?

Haa
Maya


[ Results | Polls ]

Votes: 15 | Comments: 0

Related Links
· More about Traditional Games
· News by redsea


Most read story about Traditional Games:
Layli 1.0 is released!


Article Rating
Average Score: 4.5
Votes: 2


Please take a second and vote for this article:

Bad
Regular
Good
Very Good
Excellent



Options

Printer Friendly Page  Printer Friendly Page

Send to a Friend  Send to a Friend


Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com