header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Maxamed Cali Cartan
Buug Suugaaneedka Halqabsi
Maansadii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN)
na, India, 2006
ISBN: 89939 488 1244 -

Buug suugaaneedkan (HALQABSI) oo ka kooban in ku dhow sadex boqol oo bog (300) waxa lagu soo ururiyay guud ahaan suugaantii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) oo u qaybsan afar qaybood oo kala ah Gabayo, Maanso, Heeso, iyo Majaajilo, suugaanta abwaanka oo isugu jirta waano, wacyigelin, nabadayn, iyo tusaalayn intaba. Waxa buugan ku xardhan oo uu xanbaarsan yahay maahmaaho aad u qiimo badan oo tiro ahaan kor u dhaafay (680) maahmaahood. Waxa kale oo buugan ku duugan oo uu kala iftiimin doonaa faraqa u dhexeeya maahmaahda, hal ku dhiga, hal kula baxa, iyo halqabsiga, oo run ahaantii u baahnaa in lagu sameeyo qoraal ama diiwaan laga helo si da`yarta xiligan joogta ama jiilka soo socdaaba uga faa`iidaystaan.

Waxaad buuggan ka heli kartaa

Doha Qadar: Liibaan Ibraahin Xassan (Baabu laahi) - Tel:009745689284

Suadia Arabia: Maxamed Jamac Yusuf - Tel:00966508751821

India /Hyderabad: Xassan Kaarshe - 0091 9885265474


Waxaanu sugaynaa taariikhda qoraaga oo kooban inaanu soo galino halkan.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2013-02-08 12:58:27
    hunter - jide2015@hotmail.com
    aad ayaan u la dhacay buugan sida wanaagsan ee loo habeeyay
  2. Akhriste - 2012-02-03 23:43:49
    Cabdikhaalaq xasan ciise - cabdikhaalaq12@hotmail.com
    Buugta afkayga hooyo ku qoran aadbaan u xiiseeyaa aqriskooda,waayo waxaan doonaa inaan wax ka ogaado dhaqanka soomaaleed,buugana waxaan u arkaa inuu noqondoono kaan wax badan ka faa idaysto, إنشاء لله,للهم أجعل بلادنا أمنا. أمين يارب العلمين أللهم أجب دعاءنا
  3. Akhriste - 2011-11-05 04:05:44
    Cabdirashiid - Qabile66@hotmail.com
    Alleylehe abwaanbaadtihiyo lama iloobaan runtii buugan waa mid qaali ah
  4. Akhriste - 2010-10-30 16:59:53
    xamda maxamed caalin - xamdanuura-4@hotmil.com
    waxan salaamayaa abwaan maxamed calicartan iyo dhamaan cidkasta oo ka qaybqaadatay qoritaanka buugan marlabaad waxan salaamayaa abwaan maxamedcali cartan wanaan ugu hanbalyaynayaa
  5. Akhriste - 2010-10-14 06:13:22
    farah ahmed - ahmed@hotmail.com
    buugan aad iyo aad ayuu u fiicanyaay
  6. Akhriste - 2010-10-12 18:05:39
    Cabdi xirsi habreed - gedihaan@hotmail.com
    Abwaanku marka hore waa nin aanu ehel nahay ilmaadeer nahay waliba saaxiibna aanu mahay abwaan wuu la kacaamay hal abuurka waxan xasuustaa annagoo joogna geedihaan waa tuulo burco kaga beegan hawd ilaa 50 km ayaa waxanu habeenkii u soo wada jeedi jirnay samaynta heesaha iyo gabayada isagoo abwaanku hormuud noogu ah waxan ku soo gunaanadayaa hadalkayga maxamed waa abwaan aan odhan karo waa abwaanka qarnigan
  7. Akhriste - 2010-10-12 17:56:52
    Cabdi xirsi habreed - gedihaan@hotmail.com
    Abwaanku marka hore waa nin aanu ehel nahay ilmaadeer nahay waliba saaxiibna aanu mahay abwaan wuu la kacaamay hal abuurka waxan xasuustaa annagoo joogna geedihaan waa tuulo burco kaga beegan hawd ilaa 50 km ayaa waxanu habeenkii u soo wada jeedi jirnay samaynta heesaha iyo gabayada isagoo abwaanku hormuud noogu ah waxan ku soo gunaanadayaa hadalkayga maxamed waa abwaan aan odhan karo waa abwaanka qarnigan
  8. Akhriste - 2010-09-18 08:14:18
    ahmed ismacil - axmedyare_78@hotmail.com
    waxaa fiicnaan lahayd inaan arko buuga
  9. Akhriste - 2009-12-30 01:39:20
    nuuradiin gabayaaga inan u adeer yahay ayaan ahay - nscali1@hotmail.com
    kolay anigu waxa aan ahay wiil uu uadeer yahay oo waliba aad ayaan u jecelahay adeerkay markaa hadii aan is idhaahdo faalo ka bixi waan amaanaya ee laakiin hadaykayga waxa aan kusoo gunaanadayaa hadalkayga waa gabay muhiimooo ku dheehan aqoon magacaygu waa nuuradiin saleban aw cali cartan salaamu calaykum
  10. Akhriste - 2009-05-19 02:22:58
    salma cabdi xuseen - riyaaq_2004@hotmail.com
    bal horta aan arko buuga markaasaan falayne
  11. Akhriste - 2009-05-07 05:04:00
    amina - aweys
    waa mahad santahay
  12. Akhriste - 2009-05-07 04:57:17
    amina - aweys
    yaa qoray buugan
  13. Akhriste - 2007-06-21 07:03:36
    cabdiweli - fahad_571@hotmail.com
    waxaan rabaa in lay soo daayo heeso iyo wax ila qosol ah hadana sidaa iyo nabaday
  14. Akhriste - 2007-06-21 06:58:27
    cabdiweli - fahad_571@hotmail.com
    waxaan rabaa in lay soo daayo heeso iyo wax ila qosol ah hadana sidaa iyo nabaday
  15. Akhriste - 2007-02-12 10:06:33
    c/raxiin - farayare3@hotmail.com
    Buug Suugaaneedka Halqabsi Maansadii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) na, India, 2006 ISBN: 89939 488 1244 - Buug suugaaneedkan (HALQABSI) oo ka kooban in ku dhow sadex boqol oo bog (300) waxa lagu soo ururiyay guud ahaan suugaantii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) oo u qaybsan afar qaybood oo kala ah Gabayo, Maanso, Heeso, iyo Majaajilo, suugaanta abwaanka oo isugu jirta waano, wacyigelin, nabadayn, iyo tusaalayn intaba. Waxa buugan ku xardhan oo uu xanbaarsan yahay maahmaaho aad u qiimo badan oo tiro ahaan kor u dhaafay (680) maahmaahood. Waxa kale oo buugan ku duugan oo uu kala iftiimin doonaa faraqa u dhexeeya maahmaahda, hal ku dhiga, hal kula baxa, iyo halqabsiga, oo run ahaantii u baahnaa in lagu sameeyo qoraal ama diiwaan laga helo si da`yarta xiligan joogta ama jiilka soo socdaaba uga faa`iidaystaan.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 307 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com