header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Bile M Hashi
Maxbus Nr77
Swesom, Stockholm, 2005
ISBN: 91-974986-3-7 -


Bile M Hashi wuxuu ku dhashay Soomaaliya sanadkii 1971, wuxuu ku nool yahay laga soo bilaabo sanadki 1987 wadanka Sweden. Waxuu kala turjumayay afafka swedhishka iyo soomaaliga tobankii sanee ugu dambeeyey. Wuxuu ka qalin jabiyey jaamicada ingineeriya sanadkii 1998, wuxuuna markiiba ka shaqo galay shirkada Volvo. Wuxuu kaluu arday maanta ka yahay Jaamicada Göteborg University qeybta culuunta siyaasada.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-04-02 16:16:09
    Sos bashir - Sosbashir@hotmail.com
    Waaw wan kahelay bugan sida wanagsan loso Qoray waxatihin dad dhaxda uxirtay badbadinta afkena hoy iyo bararujinta bulshada gul iyo hor mar ban idin rajenayaa dhamantin
  2. Akhriste - 2010-06-19 16:38:36
    bashiircaraale@hotmail.com - bashiircaraale@hotmail.com
    hi mr bile wan kuslamay wal waxan raba in an qoro qiso dhab ah o an diyariyay marka garab ayan karaba dadeydu waa .19 ji
  3. Akhriste - 2010-02-16 10:23:14
    bashir sos - bashiircaraale@hotmail.com
    aad ayan ula dhacasanahay dhaman bugaga Qimaha badna siba waxan ad ula dhcay sida ad uqortay waxan rabaa in ad garab iga
  4. Akhriste - 2010-02-16 10:12:33
    bashka jug sodhacay - bashka@madi.co ke
    aad ayu ufinyahay waxan codsan lahaa in bug kasto si fudud lo aqriso ayago wada dhan
  5. Akhriste - 2006-08-27 00:36:26
    Qoraa maxamed ibraahin maxamed {gacmey} - Qoraasare@hotmail.com
    Marka hore salaan ka dib waxaan dareemayaa saaxiibada bogan abuureyoow in ujeedada bogan aad u abuurteen aydaan aqoon adigoo afkaagii hooyo haysta maxaad ka doontey luqadaha kale mida kale webkaanu ma dukaan ganacsi baa sheekada aad sida wacan u xayeysiiseen meeyey mahadsinidiin
  6. Qoraaga - 2006-07-22 09:50:15
    Bile M Hashi - bile@bile.se
    BISHAARO...BISHAARO ...BISHAARO HADII AAD KU NOOSHAHAY SWEDEN, NORWAY,FINDLAND AMA DANMARK. BUUGAAGTA BILE M HASHI (6BUUG) WAXAAD KA DALBAN KARTAA MAKTABADA (BIBLIOTEK) WAANA BILAASH
  7. Akhriste - 2006-07-22 09:42:14
    Khadra - veckohelg@yahoo.com
    Waxaan akhristay "Maxbus Nr77" Waa buugii ugu fiicnaa uu Bile Hashi qoray.. Buuguu waa qiso jaceyl oo dhexmareysa Dr Daahir iyo Deeqo. Qisadu waxay ka qisoonaya dagaalkii 1977 ee inaga iyo Itoobiya ina dhexmaray. Intaad akhrineysid waxaad safar u tageysaa howdadka Wajeele, waxaad ku ceyrsanaya askarti xabashada, waxaa maqlee diyaaradaha kuubaanka iyo ruushka oo ay wehliyaan kuwi xabashida. cutubka sideedaad waxaad kusoo noqoneysaa Xamar iyo Deeqo oo seygeeda xabsiga xabashida fadhiya sugeysa..... Akhriso... Maxbus Nr77 Khadra Muumin veckohelg@yahoo.com
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 135 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com