header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Jama Musse Jama
Sheeko iyo Shaahid - Labaad: Ninkeed bila
Ponte Invisibile, Pisa, 2010
ISBN: 88-88934-11-1 - Sheeko
Qiimaha: 14.00USD / 7.00 USD

Baratan qarameedka Sheeko iyo Shaahid, sidii sannadkii ka horreeyey oo kaleba, waxa uu ka ahaa qayb laxaad leh dhacdadaas. Buuggan Sheeko iyo Shaahid – Labaad waa ururin sheekooyin gaagaaban oo uu isku dubbaridey Jaamac Muuse Jaamac, sheekooyinkaas oo ay sal u yihiin kuwii ku guulaystay baratankii sannadkan 2009.

Waxa kaalinta kowaad ku guulaystay sheekada “Mahadho” ee uu qorey Maxamed Ismaaciil Jaamac, halka ay kaalinta labaad heshay sheekada “Maaggane rag iyo muuqdheer haween” oo ay qortey Hoodo-Ayaan Suldaan Aadan; kaalinta saddexaadna waxa si barbar dhac ah u wada helay sheekooyinka “Mahadhadii Miiggane” iyo “Filanwaa” oo ay kala qoreen Cabdirisaaq Maxamed Muuse iyo Khaalid Jaamac Qodax sida ay u kala horreeyaan. Sidii sannadkii hore kale, waxa wax lagu farxo ah in qoraayadan mustaqbalka ee soo baxay ay dhammaantood u tahay markii kowaad ee ay qoraal ay qoreen kusoo baxo buug ahaan.

Order it now


Born in Hargeisa and studied mathematics at the Universtà di Pisa, Jama Musse Jama now works as an IT Expert at NetIkos s.p.a, a Telecom Italia Information Technology, Telecom Italia Group Company. He is the author of
  1. A note on "My Teachers's Group": News report of an injustice
  2. Layli Goobalay: Variante Somala del "Gioco Nazionale Africano"
  3. Shax: the preferred game of our camel-herders and other traditional african entertainments

Faalada martida

  1. Akhriste - 2013-04-20 10:03:15
    hanad ibrahim mohamed - murux11@gmail.com
    maan shaa alaah ayaan leeyahay abwaanada da'da yar ee noo soo baxay aad baanan ugu hanbalyeeynayaa waxaanan ka rajeeynayaa wax kasta oo wax na fahansiin kara ineey naga haqab tiraaan waxaanan idin leeyahay kuwii caajisa ha noqonina!!!.
  2. Akhriste - 2012-02-08 01:01:18
    khalid - khaalid_45@hotmail.com
    waan u habalyanayaa dhamaan dadka iyo qorayad iyo dhamaan redsea-online.com waxaan rabaa in layso diro bugagta wixii diyar ah iyo waliba sida ugu fudud ee an ku heli karo waad mahad san tahiin dhamaantiin
  3. Akhriste - 2011-10-25 00:32:59
    c/fataax ciir - ciir05@hotmail.com
    jama muuse jaamac waa qoraa iyo mufakar soomaliyeed oo u heelan ilaalilnt tabnta iyo horumarinta dhigaalka soomaliyeed oo dhaxal u noqonaya dhalinta danbe e soo kacaysa tan ayaa ka soocaysa boqolaalka dhigiis ah ee maalkooda iyo maskaxdoodaba u hura siyaaasad qabiilaysan oo ay ka leeyihiin dano shakhsiyeed taariikhda ayaa xusi doonta halgankiisa ma garanayo ereyo aan ku sifeeyo jaamac muuse jaamac laakiin ilaahay haka baaal mariyo dhhiri gelin iyo mahad naqbana wuu inaga mudan yahay
  4. Akhriste - 2011-08-25 01:26:46
    cilmi xuseen jamac - cilmi215@hotmail.com
    runtii buugani waa mid aad aan uga helany akhriskiisa waxaanan u mahad naqayaa qoraaga buuga qoray
  5. Akhriste - 2011-08-14 05:45:43
    cabdi diiriye - cabdidiiriye@hotmail.com
    DR.ugu horayn DR. ayaan salaamayaa si aad ah ayaan ula dhacay sida buugtan aad u soo agaasintey
  6. Akhriste - 2011-03-02 03:42:29
    abwaan cali maxed ibraahin { mr, dhanaaniye} - cali_dhanaaniye313@hotmail.com
    jama musse jama waa halyey soomaalidu ku faanto waxana aan u aqaanaa qof loo wada siman yahay oo aan ku koobnayn gobol ama cid waxana aan kula talinya nin qabiil ha noqone nin qaran noqo waxanaa leeyahay waxaad tahay qof lagu faano ee haka daalin dedaalkagaa iyo kartida aad dadkaaga u gu jirto ugu danbayntiina waxan ilaahay kaaga baryayaa inuu kugu guuleeyo wax kastoo aad damac sanatahay anaguna garab kaaga naga eeg karti iyo dedaalbaa daayin kugu manaystee haka daalin abidkaa ifka hibo ku daanshood samir iyo dulqaadbaa daayin kugu manaystee daacad nimada ku ogow ugar-gaar dadkaagoo dalkaagana xasuusnow ilaa daayin abidkay ducaan adiga kugu daray
  7. Akhriste - 2010-11-16 00:36:40
    ikran - ikraan@live.co.uk
    de mana waxba arkayba wan la ahe
  8. Akhriste - 2010-11-11 09:54:33
    Abdikarim Garuun - ckgaruun@hotmail.com
    marka hore salaan ,marka xiga samow heedhe,halyay umada u heelan,hanad habeen dhalad ah oo u hurda diiday hantidii umada oo hogkusii dhacaysa markuu heegada ka arday,indheer garad,lagu dayde lama huraan ah.intaa hadaan ku dhaafo,aniga oo ka mid ah booqdayaasha joogtada ah ee bartan redsea,waxaan aad ula dhacay buugan ninkeed bila,taasina waa mid xagiina ka suura gashay aad iyo in aan la soo koobi karin ayaad mudan tahay,jama walaal waxaad tahay halyay umad u heelan.sidaa ku wad ,hor u soco ha hakan,ha soo jeedsan ,waxan ku odhan lahaa walaal waxan aad umada u dhigayso ayaad dheefsan doontaa. Nabaadiino. ckgaruun
  9. Akhriste - 2010-09-15 07:37:32
    Isse.abdi - xoosh194@hotmail.com
    waxaan rabaa in aan iibsado buugan.
  10. Akhriste - 2010-08-10 02:42:36
    Adnan Saleban Hagoog - cadnaan89@gmail.com
    Jama Musa Jama, runtii wa halyay wax badan ku soo kordhiyay bahda kor u qaadaysa suugaanta somaalida oo aan runtii is leeyahay waa buug aad ugu qiimo badan gaar ahaan akhristayaasha soomaliga Jama runtii wax badan baad soo kordhisay ee dadaalka halkaa ka sii wad wixii garab iyo tusaale ahna waanu kula garab taaganahay hadaanu nahay bahda wax qorta waxna akhrisa guul Jama!!!! Adnaan Hagoog
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 256 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com