header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Xasan Cabdi Madar
Hiil - Waayaha dadka la hayb-sooco
Ponte Invisibile, Pisa, 2010
ISBN: 88-88934-15-4 -
Qiimaha: 12,80Euro

Waa buuggii saddexaad ee taxanaha Curisyo. Waxa uu Xasan Cabdi Madar kaga hadlayaa waayaha, dhibaatada iyo jiritaanka ummadda la haybsooco ee qabiil lagu haybsooco ee ku dhex nool bulshadeenna.

Order it now


Buugaagta kale ee uu qoraagu hore u qoray waxay yihiin:
  1. Cadaabtii Ifka
  2. Qalbu lula
  3. Jacaylkii shanta qaaradood
  4. Ninkii helaa nasiib leh
  5. Maad barane ha u bogin
  6. Nabaadiino
  7. Barbaarsame: barbaarinta iyo toosinta ubadka
Xasan Madar wuxuu deggan yahay Hargeysa, halkaas oo laga soo bilaabo 1996 kii waqti ku qaadan jiray dhinaca qoraallada sheekooyinka gaagaaban iyo qormooyin taxane ah oo kuu soo bixi jiray wargeysyada Xorriya, Jamhuuriya, Codka Hargeysa, Dhambaal iyo Maandeeq.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-02-08 01:08:55
    Khalid - khaalid_45@hotmail.com
    s/c? salaan kabacdi dhamantiin wad mahadsantiin idinka iyo qoraayaduba waxan yaro xiisan laha in lay tilmaamo meel an ka heli karo qoraa :xasan madar buugag tiisa ayaan rabi lahaa mahad sanidiin
  2. Akhriste - 2011-05-23 01:53:42
    cabdixakiin maxamed cabdi - inagujis_5@hotmail.com
    runtii aad ayaan u akhriyay buuga. waxaanan aadu mahad celinaya qoraaga qoray buugan oo aan odhan karo wax ay umadeenu xumaan u aragto ayuu dhabarka u ritay. waxa uu buugani igu dhaliyay in aan dadkan la xidido si kasta oo ay ahaato. lkn waxaan qoraaga doonayaa in aan waydiiyo hadii inan lagaa siiyo beeshan sharafta leh sideed u aragtaa?
  3. Akhriste - 2011-04-17 12:48:39
    Jamal - Jamalyare21@hotmail.com
    Waad mahadsantihiin walaale inta kadib waan sodaweyna
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 135 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com