header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Ahmed Ibrahim Awale
Qaylo-dhaan deegaan / Environment in crises
Ponte Invisibile, Pisa, 2010
ISBN: 88-88934-13-8 - Deegaan
Qiimaha: 18.00 Euro

QAYLO-DHAAN DEEGAAN Qoraallo Xulasho ah

ENVIRONMENT IN CRISIS:
Selected Essays with focus on Somali Environment

Shaqada buuggani soo koobsaday waa mid horseed u noqon karta is-beddel isla markaana, hagitaan u sameyn karta cidayow kale. Waa hubaal in buuggani ka qayb qaadan doono wacyi-gelinta deegaanka iyo daryeelidda Deegaankeenna buka.

Order it now


Axmed Ibraahim Cawaale waxa uu ku dhashay sabo aan ka fogeyn buurta Gacan Libaax ee Gobolka Saaxil, Somaliland, waxaanuu yaraantiisii ka barbaaray nolol reer guuraanimo. Wax-barashadiisii hoose/dhexe ku qaatay tuulada Cadaadley, ka dibna middii sare wuxuu ku qaatay gudaha dalka iyo dibeddiisa oo uu ku takhasusay ganacsiga. Waxa kale uu muddooyinkii dambe aqoontiisa ku fidiyey dhinaca deegaanka oo u isla markaa si joogto ah ugu shaqeeyey.

Ahmed Ibraahim Cawaale waxa uu muddo ku siman 20 sanno ku howllanaa dhinaca samafalka, xilligii uu buugan qoraayeyna waxa uu ahaa Agaasimaha Fulinta ee hay’adda Candlelight ee uu fadhigeedu yahay Hargeysa.

Qaylo-dhaan deegaan waa buuggiisii u horreeyey.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-03-12 04:50:48
    abdi mohamed godleh - kodleh2009@hotmail.com
    wxaan ka xumahay dad kii yay yaraa ee dhashay 20 sano dabdeed ayaa doondoonaya dadkii dkalay ee somalida ahay dadkiina way noolyahii lakin lama had layaan waayo qabayalad baa buuxisay qalbigooda markuu ilmiiyara ee doonayay inuu tarikhwaydiiyo waxu lee yahay qolad tahay ilmii wuulayaabanyahay waxu leeyahay ama uu iswaydiinayaa ilmii calamku waakuwan nool ee qabiilka isugu dhexjiree maxa dadkiinii kudhacay iyagoo halkas ay taganyahiin oo ay waa yeen cid ay kutiirsadaan oo waxkusoo kordhisa ayaa waxa nookacay( 4 hablood ) kuait jooga oo aykamid oo aduunka soo jeediyay inay somali nooshahay oo aanay godka kudagaladii dhicin markas habluu waa hablo dhashay dagaladii dabadeed oo kafayoob bukanka aafada ah ee layidhaahdo ( qabyalada )
  2. Akhriste - 2010-08-07 03:27:56
    Abdilahi Abdi Mohamed (cade) - cade_111@hotmail.com
    First of I really appreciated thekind of book presented by Ahmed Ibrahim, the first of its kind ever written by a Somali writter or Author. what really makes me to read through the whole book is da good and progressive way he presented the events that took place within the last decades on Somali people habitats. the Book makes a significant contribution to our understanding of the key political, economic, social and cultural issues relating to environmental hazards, such as how transboundary environmental hazards arise, how they spread within and between countries, and what actions can be taken within a democratic framework to manage them. infact Ahmed sent a word of Survival on our environment and the long-lasting effects that resulted from as a result of trees cutting for charcoal and other purposes. I am really very proud of Ahmed, because he shown the kind of patriotiism he has for his country and their inhabitants. Ahmed keep writting such a valuable books that brings benefit to our envirionment.
  3. Akhriste - 2010-05-30 11:51:39
    Suleymaan Cabdisitaar Dubad - cabdisitaar@hotmail.com
    aad iyo aad ayuu qoraagu ugu amaanan yahay sida uu isaga xilsaaray in uu qaylo dhaan ka qoro si uu umadiisa ugu baraarujiyo dhibka weyn ee saameeyay wadankeena ilaahay wax haynagu tuso maskaxdii qaadata ee ka hawl gashana haynaga yeelo
  4. Akhriste - 2010-05-06 10:42:08
    Xasan C. Madar - nabaadiino@yahoo.com
    Waxan ku niyadsamahay in Buuggani wax weyn ka tari doono ku baraarujinta dadkeenna badbaadinta degaanka, waase haddii la akhriyo, waana in la akhriyaa. Hambalyo Axmed Ibraahim Cawaale dadaalka weyn iyo xilka qofnimo ee aad gudatay. Sidoo kale waxan hambalyo leeyahay Jaamac Muuse Jaamac oo mar walba u heellan soo saaridda buugaag xul ah oo wax weyn ku soo biirinaya nolosha bulshadeenna. Ma aha buuggii ugu horreeyey ee uu soo saaro, mana noqon doono kii ugu dambeeyey. Jaamac, gob baad tahay,Gobannimona Bilaash Maaha.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 314 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com