header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Cabdisalaan Maxamed Xirsi (Ina Caaradhuub)
Garta dhaqanka
BPC, Burco, 2009
ISBN: n.a. -

Waa buug cusub oo lagaga sheekaynayo garta dhaqanka iyo xeerarka soomaaliyeed. Buuggani wuxuu si qoto dheer ugu gonda degayaa mawduucan isaga ah. Wuxuu akhristaha ku barayaa erayo badan oo ay ka mid yihiin


Igmad
Maluug
Waxyaalaha dadku isku qaban jireen
Waxaad gar aad leedahay lagu waayo
Cadaymuhu siday u kala mudan yihiin
Noocayada garaha oo kala ah
Garta guurtida
Garbooley
Gar jileed
Gar kala dareeris
Gar muslax
Gar dadban
Iyo weliba suuggaanta garta ku soo aroortay.


Qoraagan oo buuggiisii u horreeyey soo saaray sannadkan 2009, waxa uu deggan yahay magaalada Burco ee Somaliland.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-07-10 13:58:35
    mahamed nuur - raage_nuur@hotmail.com
    s.c bacad salaan buugan waa buug aad iyo aad u fiican oo ina baraaya dhaqankeena una fiican dhalinyarada soomaaliyeed waan u mahad naqeenaa qoraaga buuga
  2. Akhriste - 2010-03-10 12:17:45
    bashaar - bashaar_m@hotmail.com
    aniga oo ah ninka la yidhaahdo bashaar maxamuud sh,cacli waxa aan doonayaa buugaas oo aan aad u jeclaystay in aan akhrito
  3. Akhriste - 2010-01-13 09:49:17
    hanad - hanad448@hotmail.com
    waa lays ku soo noqoneey wixii nool aduunyada eeey news
  4. Akhriste - 2010-01-13 09:20:24
    hanad - hanad448@hotmail.com
    baribaa waxajirijiray 3dibi iyo libaax oo 3 dadibi midbaa madoobaa markaa suuyidhi maroodigii baayidhi
  5. Akhriste - 2010-01-13 09:10:59
    xasan - hanad448@hotmail.com
    wanaag iyo bash bash iyo barwaaqo
  6. Qoraaga - 2010-01-06 02:32:14
    shaafici hassan badhaadhe - shaaficihassan08@hotmail.com
    buugan lamagac baxay hido raac waxa ugu talagalay dhalinyart soo kacaysa
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 129 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com