header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed
Suugaanta Nabadda iyo Colaadda (War and Peace: An anthology of Somali literature)
Ponte Invisibile / Progressio, Pisa e London, 2009
ISBN: 978-1-85287-329-5 / - Suugaan
Qiimaha: 25,00USD

Waa suugaan iyo sheekooyin ka mid ah soojireenka hadalka afka uun lagu tabiyo (oral traditions) oo markii u horreysay lagu joojiyey dhigaal si habsami ah looga tixraaci karo. Rashiid Sheekh Cabdillaahi ‘Gadhweyne’ oo isku dubbariday hawshan qiimaha leh, iyo inta kala shaqaysayba, waxay meel innoo dhigeen dhaxal ma guuraan ah oo u baahnaa in la kaydiyo.

Order it now


Rashid Gadhwayne waa xeeldheere cilmiga bulshada, cilmibaadhe iyo qoraa si gaar ah u ururiya, una xafida oo faaqida, suugaanta afsoomaaliga. Wuxuu hadda deggan yahay carriga ingiriiska.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-03-25 03:40:24
    Kiin Ali Farah - kiinaf210@gmail
    Waxaan u baahanahay buugan
  2. Akhriste - 2010-02-16 10:33:58
    bashir sos - 0714663208
    waxan codsanaya in ad garab iga sis qiso ana qoray oo dhab ah BARASHADI BASKA BAAS IMA HOREN iyo midkale
  3. Akhriste - 2009-07-29 02:13:08
    maxamed xuseen cali - bile06@hotmail.com
    gabaygii hadraawi ee sirta nolassha fadlan i soo gudbiya hadaad haysaan aad ayaan idiinku mahdnaqayaaye
  4. Akhriste - 2009-07-19 05:44:12
    cali cabdalle - maansuur@hotmail.com
    waxaan jeclaan lahaa inaan buugaa war and peace iibsado xagee ka helayaa fadlan ii soo sheeg waana ku salaamey
    ka eeg halkan: iibso

Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 407 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com