header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Jamal Ali Hussein
Diiwaanka Qosolka
Baashe Publications, London, 2009
ISBN: n.a. -
Qiimaha: 14,00 Euro

Waa buug lagu soo ururiyey sheekooyin qosol iyo maadda ay u dhasheen ku darsaday xikmad ka danbaysa. Qoraagu wuxuu isu saaray akhristaha fikrado aad u muc badan,


Jamal Ali Hussein is Managing Director and CEO at Citibank Cote d'Ivoire, and one of Citigroup’s 100 Country Chiefs around the world.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-11-01 04:03:08
    mukhtaar - deeq_xaashi@hotmail.com
    runtii waa bug aada u wacan waxaan rajayanaay, inaa sida qoraagana ,ookale noqdo bybybybybybyg
  2. Akhriste - 2011-06-15 02:07:15
    Abdihaliim Ali Mohomoud - Qodah07@hotmail.com
    buugan akhrintiisa waan dhameystiray waxyaabaha uu cajiibka ku leeyahay waxaa ka mid ah sheeko walba markaad dhameystirayso firixda ayaa kaa dhamaanaysa aad iyo aad ayaan uga helay buugan jamaalna aad ayaan ugu mahad celinayaa thanks.
  3. Akhriste - 2011-05-05 01:34:27
    safwaan abdi mahed - safwaan2015@hotmail.com
    waxaaan cadaynayaaaa in bugaan diiiwanka qosolku yahay buuga ugu maaada iyo qosolka wanaagasan eee ay qoraaan qoraaaa somaalayeed waxaaan ku fara yaraystay jamaal cali xuseeen
  4. Akhriste - 2011-04-14 15:42:44
    NAJam - aaiya@live.se
    waa buug khatar ah
  5. Akhriste - 2011-02-04 09:19:48
    c/rashiid maxamuud balayax - dangarad120@hotmail.com
    waxa aan ku noolahay magaalada hargaysa ee caasimada dalka somaliland waxa aan la noolahay waalidiintayda
  6. Akhriste - 2011-01-16 02:46:40
    CKgaruun - ckgaruun@hotmail.com
    Ugu horeyn waxa u mahadcelinayaa bahda Redsea-online, sida ay ugu heelan yihiin hirgalinta hoy dhaqan iyo sida ay halowga ugu ilaalinayaan hantida dhaqanka umada soomaaliyeed. Marka xiga salaan waxa mudan jamaal. Jamaal cali xuseen waa saaxiib usoo kordhay umada wax akhrida , waa hiiliye dhawaan u soo hooyoy dhaxal lama ilaawaana. waa qof u baahan ku dayasho wanaagsan , waxa wanaagsan ee uu inoo sameeyay. aad ayaan ugu mahadcelinayaa sida wanaagsan ee uu uga qayb qaadanayo kobcinta qoraalada afsoomaalida iyo laylinta bahda wax akhrida, waxaanse ku leeyahay jamaal bartaa ha ku joogin ee hirdanka qoraalka sii wad.
  7. Akhriste - 2011-01-15 08:26:36
    Daaha - dawlad109@hotmail.com
    Xadkii lugu faalayn lahaa wuu dhaafay waayo qosol+qosol+qosol+qosol= waa danbi
  8. Akhriste - 2011-01-05 06:15:23
    sahra - jannati1@hotmail.com
    s\c xagan waxa aan mahd gaara ugu oo jeeddinayaa qoraaga buuga diwaanka waa buug qali ah oo fur furaya qofka ina diidaya cadhada waa buug faniya
  9. Akhriste - 2010-12-08 08:23:28
    jamaal omer sultan - suldaan1109@hotmail.com
    buugan waxa ku dhan xikmad iyo maskax wayn waan jeclahay qoraaga jamaal caydiid
  10. Akhriste - 2010-12-08 08:23:24
    jamaal omer sultan - suldaan1109@hotmail.com
    buugan waxa ku dhan xikmad iyo maskax wayn waan jeclahay qoraaga jamaal caydiid
  11. Akhriste - 2010-10-21 04:06:23
    sir shaakir - maxamed_shakir@hotmail.com
    runtii waa buug loo huray wakhti badan waxanan aad iyo aad uga helay akhrintiisa iyo in aan siiyo wakhti badan si aan u dhameeyo sheekoyinkiisa midba ta kale ka darantahay waxana kul talin lahaa abwan jamaal cali xuseen in uu kan oo kale iyo qar kasii wacanba uu noo diyaariyo ALLAH MAHAD ISKA LEH
  12. Akhriste - 2010-09-26 01:27:57
    shaafici - dalmar_52@hotmail.com
    buuga dhamaantii waan akhriyey oo buugu waa i qanciyey jamaal cali xuseena aad ayaan ugu mahadnaqayaa maadama uu sheekooyinka noocanoo kalaa soo ururiyey halkaa kawad ayaan leeyahay jamaalaw
  13. Akhriste - 2010-07-06 08:18:20
    Hargaysaawi - hamaada_85@hotmail.com
    Buuga mar baan isha mariyay qaybo ka mid ah aad iyo ad baanan uga helay, laakiinse, lacag aan ku iibsado ayaan u waayay, oo wali arday baan ahay markaa waxaan soo jeedin lahaa inta dadku aadka ula qabasanayo akhrinta buugta, inaan la eegin uun lacagta kaa gashayee, bal qiime macquul ah lagu iibiyo bugaagta
  14. Akhriste - 2010-04-27 16:38:49
    mohammed Ali - mohali127@hotmail.com
    walaahi waa book aad u qiima badan gaar ahaan waxaaan aad uga helay sheekooyina aw xasan oo cajiib ah kkkkkkkkkkkk
  15. Akhriste - 2010-04-01 13:06:14
    mustafe nour ibrahim - mihindis@hotmail.com
    buugu aad ayuu u qabaysan yahay ee yaan gacanta laga qadin si uuna suuqa uga bixin wad mahad santihiiin
  16. Akhriste - 2010-03-11 04:50:13
    adan yuusuf - ayc545@hotmail.com
    waa buug xiiso leh waa la xiiseyaa qosalka waan ku taageeyaaa jamaal
  17. Akhriste - 2010-03-10 13:53:38
    ibraahim - tawakal1960
    waxaan aad ula dhacay sheekooyinka ku yaala bugan ooah sheekooyin xiiso iyomurti badan xamaaarsan waaxaan u hambalyeynayaa qoraaga buugan
  18. Akhriste - 2010-01-27 00:12:06
    fuaad jamaal - fuaadjamaal@hotmail.com
    walaahi waa book aad ilayaab badan
  19. Akhriste - 2009-11-25 00:49:48
    kooshin mohamed c/laahi{kmc} - kmc_a@hotmail.com
    waxa aan doonayaa inaan ii diwaan galisaan buug aan qoray
  20. Akhriste - 2009-08-07 12:14:16
    faraax - fbooss02@hotmail.com
    waxan xiisayaa ila qosol ka wixii ku saabsan
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 140 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com