RSOL Banner
Hargeysa International Book Fair
and Mooge Festival 2010

Hargeysa, 23-27 July 2010
www.hargeysabookfair.com
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Proud to be Somalilander!
<br/>
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon

Proud to be Somalilander!
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon


Old Articles
August 2010
· Saalax Xaashi Carab:innaa lillaahi wa innaa ilayhu raajicuun
· Safarkii Himilada
· Laba Buug oo u Qalma Abaalmarin Caalamiya
· Hadda anigaaba dad ah! (Bandhigga buugga HIIL ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa)
· Black Mamba Boy - Nadifa Mohamed
· Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa.
· Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!
· Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge - 2010

[ List all articles]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Xasan Cabdi Madar
Nabaadiino
n.a., , 2007
ISBN: -

Nabaadiino, waa buug lagu soo ururiyey ‘Suugaanta Soomaalida ee Xuquuqda Aadamaha’ ka hadleysa. Waxaana qorey Xasan C. Madar (qoraagii buugga Sirta Guurka). Waa buug 207 baalood ah, maansooyin 42 ahna la isugu keenay. Abwaanada tixahooda lagu soo bandhigeyna waxaa ka mid ah Saahid Qamaan, Cali J. Haabiil, Cali Dhuux, Dhoodaan, Hadraawi, Gaariye iyo abwaanno kale. Qoraagu, wuxuu si hufan isu raaciyey hadba tixaha uu isku ujeeddo u maleeyey, isagoo u kala diirey:

1. Ku tumashada xuquuqda aadamaha
2. Xuquuqda dumarka
3. Xuquuqda dhallaanka
4. Dadka la heyb sooco
5. Nabadda
6. Caddaaladda
7. Nolosha
8. Aqoonta
9. Xorriyadda
10. Dadka xiskoodu dhimanyahay
11. Naafada
12. Deegaanka


Buugaagta kale ee uu qoraagu hore u qoray waxay yihiin:
  1. Cadaabtii Ifka
  2. Qalbu lula
  3. Jacaylkii shanta qaaradood
  4. Ninkii helaa nasiib leh
  5. Maad barane ha u bogin
  6. Nabaadiino
  7. Barbaarsame: barbaarinta iyo toosinta ubadka
Xasan Madar wuxuu deggan yahay Hargeysa, halkaas oo laga soo bilaabo 1996 kii waqti ku qaadan jiray dhinaca qoraallada sheekooyinka gaagaaban iyo qormooyin taxane ah oo kuu soo bixi jiray wargeysyada Xorriya, Jamhuuriya, Codka Hargeysa, Dhambaal iyo Maandeeq.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2009-10-26 05:59:56
    khadar - khadarmx@hotmail.com
    khadar waa ay ku dhacday qisadan waxuu jeclaaday qof u ka shukan san jiray telka iyo netka waxayna ahayd naag indhoole ah khadar waxuu hada ku sugan ayahay dalka ethiopia taarkhtuna tahay 26/10/2009 marka waxad ogaan kartaa faalo ka badan tan hada oo ku sabsan khadar hadi adrabto gal webka mustaqbalonline
  2. Akhriste - 2009-05-22 18:33:40
    hibo - haajira05@live.com
    asc wr wb walaal xasan cabdi madar waxan aad uga helay book gaagii barbarsame ee ka hadlaya caruurta iyo tarbiyadooda mash aalah ilahaya ha kula qabto noolay walaalo s/c
  3. Akhriste - 2009-04-22 08:33:31
    maxamed cabdiraxmaan gaataa - mohamed_ugaas47@hotmail.com
    sxb marka hore waan kusalaamayaa salaan kadib aad iyo aad ayaan oola dhacay buugan aad qortay ee nabaadiino adiga oo ah xasan cabdi madar marka runtii aniga waan kahaley sheekooyinka uu xambaarsanyahay waxaan aad ujeclahay inaad buugaas ii soo dirto maadaama aan aad oogu baahnahay sidaas ayaan kaa codsanayaa.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Who's Online
There are currently, 87 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


Naadiyada Akhriska
· Ogaysiis: Naadiga Hargeysa
· Ogaysiis: Anfac - Ceerigaabo
· Ogaysiis: Naadiga Timacadde - Gebilay
· Ogaysiis: naadiga Halkaraan - Burco
· Ogaysiis: Naadiga Berbera

REDSEA-ONLINE SHOP
HARGEYSA

Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Bishaaro!

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 3aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland
Voice of Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick
Maqaal Xul Ah

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


What is new

[ News archive ]

Search With Google
Google

www
redsea-online.com


Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com