header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Saciid Cali Shire
Furaha Ganacsiga
Buuh Publications, London, 2008
ISBN: 978-0-9559426-0-0 -
Qiimaha: 20.00 UKP

Buuggan, oo muuqaal fiican ka bixinaya bilaabista iyo kobcinta ganacsiga, ku qoran af-Soomaali miidhan, una qoran qaab cilmiyaysan wuxuu:

. Sawir fiican ka bixinayaa: sida loo helo fikrad ganacsi, loo horummmariyo, looguna beddelo ganacsi shaqaynaya;

. Kaa haqabtirayaa sidaad ku xulan lahayd ganacsi sameeya koboc iyo faa'iido fiican, iskana caabin kara tartanka;

. Talaabo-talaabo kuu tusayaa sidaad u samayn lahayd: qorshe ganacsi, qorshe suuqgeyn, qorshe maaliyadeed iyo qorshe istaraatiji ah;

. Wax kaa taabsiinayaa fashilka ganacsiga iyo sida looga badbaado.

. Daawo u raadinayaa waxyaabaha ganacsatada Soomaalidu ku liitaan, sida istraatajiyada, maaliyadda, suuqgeynta iyo tartanka.


Saciid, oo ah khabiir ku takhasusay ganacsiga yar-yar, wuxuu 15-kii sano ee la soo dhaafay kasoo shaqeeyey xarumo aqoon, cilmibaaris iyo la-talin (consultancy) oo ku yaalla Norway iyo Ingiriiska.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2013-06-04 02:13:19
    xaydar raage - xaydar3311@hotmail.com
    walal ad ayaan kugu hambalyeenaa waana ku gu dhiiri galinaa buugaaga qiimaha badan runtii waa horumar lagu faani karo. waxan ahay arday barto ganacsiga iyo xisaabadka waxaan kaa cod sanaa inaad ii fududeyso san ku heli lahay buugaaga qiimaha badan. ciwankayga waa xaydar3311@hotmail.com. mahad sanid
  2. Akhriste - 2013-04-24 05:08:08
    Moha - Caroog31@hotmail.com
    Asc walaha somaliyed ok waxan kalo slmya howlwadenada webkan wadna mahadsantihin waxan idinka codsanaya booka mesha an ka helikaro iyo dadka haya tel an ka woco mel kastapa dunida haka jogane
  3. Akhriste - 2013-04-23 08:17:28
    M o h a - Caroog31@hotmail.com
    A s c walalaha somaliyedow gar ahan waxan slmya howl wadenada webkan waxan idinka codsanaya in ad itilmantin booka meshan ka heli laha ugu yaran tel an kala xiriro mesha laga helo booka wad mahad santihin
  4. Akhriste - 2013-04-21 06:06:44
    cumar cabdi - ajanti2006@hotmail.com
    Wallaalyaal xageen baan kahelaa buugaan aniga waxaan joogaa wadanka koofur afrika waxaana ahay ganacsade buugaanna wuu iqanciyay sidee kuheli karaa anoo joogo wadankan koofur afrika mahadsanidiin

    Walaal la xidhiidh qoraaga: Saciid Cali Shire: saidshire@hotmail.com


  5. Akhriste - 2013-03-30 08:59:43
    jamaal ali - jamal.ali2@hotmail.com
    salaan kadib waxaan u baahnahay buuga furaha ganacsiga
  6. Akhriste - 2013-03-05 22:41:21
    Maxameddeeq c tarmuus - Tarmuz@hotmail.com
    Waan idin salaamay dhamaan dadka quburaha ah ee inoo soo diyaarshay bugaan ganacsiga iyo hormaka ka kooban waxaan ranaa sxbayal in aan idin weeydiiyo sidee ganacsiga lagu hormarinkaraa sideese loo maal kashtaa wa iga so al
  7. Akhriste - 2013-01-01 06:32:22
    mukhtar cabdi - caafi_133@hotmail.com
    walal buugani run ahaantii waa buug qaaliya oo aan muddoba aan baadi goobayay waxaan ku fikiri jiray inaan helo la talin dhinaca ganacsiga markaa walaal buugan sidee baan ku heli karaa buugani aad buu ii cajabiyeee
  8. Akhriste - 2012-11-27 09:15:28
    fuad - fqanbi@hotmail.co.uk
    sxb fadlan bugan furaha ganacsiga baa uu bahanaha ee hadii an dalkan jogo sidee uu gadan karar mahadsanidiin fuad qanbi
  9. Akhriste - 2012-09-01 05:36:24
    rashiidm mohamed abdi - rashiid200@live.com
    markahore waxaan salamayaa qoraaga buug salaan kadib waxaan rabaa buugan halkeen ka helayaa
  10. Akhriste - 2012-01-03 20:53:57
    gacal - gmhashi@hotmail.co
    Waxaan aad iyo aad ugu hambalyeynaya qoraagan afsomaliga. kudeeqsiyey ganac sadayaal badan oo somali oo horumar wanaagsan kagaray qaabkii ay waxbadan iskaga badali lahaayeen. runtii aad ayaan ugafaa ideystay book afkii hooyo kuguqan cinkara... mahadsanid.
  11. Akhriste - 2011-09-25 01:38:56
    liban - dulmane_202@hotmail.com
    run ahaanti aad baan ula dhacay maxaa yeelay somali hadaa nahay waa ku liidanaa ganacsiga
  12. Akhriste - 2010-09-23 11:58:49
    said yusuf isse - siciid_yuusuf@yahoo.com
    salaan ayaan halkaa usoomarinayaa qoraaga buugan layiraahdo FURAHA GANACSIGA ilaahay baa mahada iskale waxaan leeyahay walaal siciid waxaad sameysay wax loobaahnaa waadna kumahadsantahay waxaad qabatay
  13. Akhriste - 2010-09-15 17:47:47
    Saalax Muuse - salahmusa6@hotmail.com
    SCW walal salaan kadib waxan ku waydiinlaa sidii aan u helilahaa buugan iyo ka kale ee aad qoortayba meel igu tilmam Salaamuc.w.w
  14. Akhriste - 2010-05-19 17:36:22
    kaltuun - kayfo1@hotmail.com
    salaan marka hore waxasalamay qoraaga buuga ganacsiga salankadib wlaal waxan jooga swden waxan rabaa buugan mesn ka heli lahaa sida an ku heli lahaa waxaana daganahay caasimada sweden
  15. Akhriste - 2010-05-19 17:34:30
    kaltuun - kayfo1@hotmail.com
    salaan marka hore waxasalamay qoraaga buuga ganacsiga salankadib wlaal waxan jooga swden waxan rabaa buugan mesn ka heli lahaa sida an ku heli lahaa waxaana daganahay caasimada sweden
  16. Akhriste - 2009-09-10 03:32:04
    Bashiir Abdulaahi Mohamed - Bashkad88@hotmail.com
    Furaha ganacsiga waa buug si cilmaysan u soo bandhigay aragtida saxda ah ee ganacsiga laga bilaabo unkida ganacsiga, kobcintiisa ilaa iyo waliba maamulida maaliyada. waa mid looga maarmay tix raac buugta afka qalaad. waxaan jeclaan lahaa in la keeno Buuga Somalia.
  17. Akhriste - 2009-03-26 03:02:11
    jamaal - jamaal-cali@hotmail.com
    waa buug aaad iyo aad u fiican
  18. Akhriste - 2008-12-01 06:55:27
    mahamed shire - shire3@hotmail.com
    asc waxaan aad udaneenaya,buuga magaciisa yahaye furaha ganacsiga. sida aan ku heli lahaay ayaan rabaa anigo sweden jogo gaar ahaan casimada stockholm.
  19. Akhriste - 2008-10-29 08:32:41
    fardoywsa cisman guray - fardoysaosman@hotmail .co.uk
    waxan rabaa bugagata somali kuwa xisaabta iyo kan ganacsiga fadlan iila soo xaariiri
  20. Akhriste - 2008-10-29 06:41:30
    Mohamed Ahmed - bulbuldahir@hotmail.com
    waxaa aan rabaa beesha aan ka heli karo buuga waxaana jooga dalka KENYA magaalo madaxdiisa NAIROBI
  21. Akhriste - 2008-10-06 13:11:42
    c/qaadir sulub - hawdboy21@hotmail.com
    maansha allah ilaahay khayr ha ka siiyo siciid faa iidada weyn ama jaahil bixinta ee uu ku soo kordhoyey umada soomaaliyeed ee ganacsatada aha
  22. Akhriste - 2008-09-16 09:29:22
    liban ali mumin - liibaan_112@hotmail.com
    salaan horta qoraag buuga aad baan u slaamayaa sida hufan ee u raseeyyaa gancasiga iyo faaida iyo istraatiyyada gancsiga waa na ax loo baahna waanan kuhabalayaynaynaa
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 128 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com