 |
| ...daily updates... | |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|  |
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Aadan Xasan Aadan iyo Maxamed Cabdillahi Riiraash Futuux Al Xabsha n.a., DJibouti, 2008 ISBN: n.a. -
Waxay Aadan iyo Maxamed u turjumeen afsoomaali.
|
|
Aadan Xasan Aadan "Beleloo" iyo Maxamed Cabdillaahi Riiraash waa aqoonyahanno fadhigoodu yahay Jamhuuriyadda Jabbuuti. |
Faalada martida
- Akhriste - 2010-05-09 01:30:35
yuusuf - diiriyemasoo12@hotmail.com asc wr wb walaalayaal waan idin salaamay halkeen ka heli karaa buugan anigooo ku nool wadanka holland
Walaal imminka wuu ka dhamaaday Yurub. Waxaad u diran kartaa Hargeysa, maktabadda redsea-online.com shop. Haddii aadan diran karin ka dalbo orders@redsea-online.com iyaga ayaa kuusoo diri doonee.

- Akhriste - 2010-02-12 18:48:34
aadan faarax cige - aadan_afc@hotmail.com waad salaamantihiin dhamaantiinba dhamaan ka qayb qaatayaasha iyo turjumaada buugani futuuxul al xabash fadlan waxaan akhriyay in aan badnayn buugani runtiina waxaan jeclaa inaan ku helo af soomaali markaa hadii aan joogo fransiiska sidee ayaan u heli karaa ee iigu dhaw fadlan telefoon ama ciwaan ma iisoo sheegi kartaan ooo ma iiigu soo hagaajin kartaan ciwaankayga kor ku xusan waad mahasantihiin

- Akhriste - 2010-01-29 18:59:12
abdisaln sh abdi - awbara@hotmail.com o wangasan,Buugan Futuux Al Xabsha sideebaan u hil araa hadii aan u baahanhey Buugan waa imisa qiimihiisu
NBDGLYO

- Akhriste - 2009-11-16 11:21:03
Aar ali darar - Aar14@live.com waxan rabaa in aan akhriyo buugan oo aad loo amaanay

- Akhriste - 2009-07-21 01:11:22
cali cabdale - maansuur@hotmail.com walaal sidee ku helayaa buugan londona waan joogaaye

- Akhriste - 2008-09-07 03:38:16
C/Raxmaan - dahir_dhabar@hotmail.com Sideen u dalban karaa buugan?
Yaan lacagta ku hagaajiyaa?Waa imisa qiimaha buuga Futuuxal Al xabash.
haddaad joogto Somaliland, waxaad ka heli dukaanka redsea-online.com ee ku yaalla Oriental Hotel. Haddii kale noo soo sheeg halkaad joogto: waydii orders@redsea-online.com

Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |
|
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|  |
| Maqaal Xul Ah | | A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|