header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Jama Musse Jama
GOBANNIMO BILAASH MAAHA
Ponte Invisibile, Pisa, 2007
ISBN: 88-88934-06-5 -
Qiimaha: 10,0Euro

Akhisteyaasha uu curiskani ku socdaa waa muwaaddin kasta, gaar ahaan dhallinyarada da’da yar, muhiimaddiisuna waa inuu kobciyo barashada iyo taageeridda Dastuurka Qaranka, gaar ahaan Qodobka 32aad; hordhacna u noqdo bandhigga fikradaha dahsoon ee qarannimada, gobannimada, xilka saaran qofka iyo xuquuqaha uu muwaadinka ku leeyahay bulshadiisa dhexdeeda.

Wuxuu curisku ku qoran yahay af fudud, waxaana la sahlay qeexaha iyo sharraxaadda ay u baahnaan lahaayeen fikradaha uu carrabaabay. Fikradahaasi si loo lafoguro waxay u baahnaan lahaayeen erayayn iyo sharraxaad aad u qotodheer oo ku salaysan maskaxmaalnimo riddo dheer leh.

Order it now


Born in Hargeisa and studied mathematics at the Universtà di Pisa, Jama Musse Jama now works as an IT Expert at NetIkos s.p.a, a Telecom Italia Information Technology, Telecom Italia Group Company. He is the author of
  1. A note on "My Teachers's Group": News report of an injustice
  2. Layli Goobalay: Variante Somala del "Gioco Nazionale Africano"
  3. Shax: the preferred game of our camel-herders and other traditional african entertainments

Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-07-28 08:29:24
    yaasir - raganimo02@hotmail.com
    runtii markaad eegto xikamada dareen ahaan ee ku jirta qoraagan iyo waliba fikaradah uu wato aragtida boogani waxaan umalaynayaa inuu wax kabadali karo bulashada guud ahaan iyo waliba dhaqadagaaqa xirfadeed ee dhalinta soo kacaysa waxaan kula talinlahaa bulshada in ay dadkooda qof walaba wax u kaga dhex tago una qoro buug laga faa iidaysto ilahana ha ina garan siiyo samirka wax loo akhriyo iyo sida looga faa iidaysto
  2. Akhriste - 2010-03-20 07:19:54
    cabaas al shabaab - al-shabaab@hotmail.com
    waxaan idin leeyahay buug la qorey wax tari maayee qoriyaha soo qaatoo jihaadka soo gala munaafiqnimada iska dhaafa
  3. Akhriste - 2009-07-09 22:35:39
    Abuubakar Ibraahim Nuune - n.sandheere@hotmail.com
    Aslmclykm salan ka dib walaala yaal waad ku mahadsan tihiin soosaarista buugaan . waxaa kaloon idiin leeyahay ku dadaala soosaaridda buugaagta Afka soomaaliga waxaa loo is daydaan tarajumidda buugta Afka qalaad. Balse maxaa loo waayay buug kahalyo geesiyaalkii soomaaliyeed taariikhdoodo oo ah taariikh nololeed. waxan idinka codsanaa inaa baadigoob ku sameeysaan taariikh nololeed yadooda si ay dadka ubartaan halgama yaasha soomaalidda. wssww.
  4. Akhriste - 2008-09-17 03:24:24
    maxemed daahir - maxed_21@hotamil.com
    walaal waa buug aad uu qiimo wayn aadna waan kuugu hanbalyaynyaa in aad umadan aan wax qorin in aad u qorto buug noocaas oo kle aha waxaana ladoonayaa in aad sii wado dadaalkaaga walaal waxaan ku leehaya waxaan doonaya in aan buug qoro laakiin duruufaha ii saamix waayay lakiinbwaxaan filayaa aan umadeena maalin uun usoo saaro buugaa waa hadii aan helo kaalmadiina waxaan sheegauyaa dadka wax qora wsscww
  5. Qoraaga - 2008-07-17 00:51:12
    ahmed - mustafe0123@hotmail.com
    sc w.w ,walal marka hore waad salamantihiin dhamaantiin ,intaa kabacdi waxaan jeclaan lahaa inaan idinkala qaybqaato rayiga ama sugestion ,horta marka hore waad dadaasheen ragiinan isku hawlay inay bugaagta afsoomaliga qoraan intaa kasakow ,waxaan kuwaydiin lahaa mudane ,maxaad uga jeedaa gobonimo bilaashmaaha ,maxayse u taagantahay . sideedse ku dooratay? waxaan filayaa inaad fahantahay ,marlabaad ,inagoo somali ah hadana waxaynu kasii nahay umad reer somaliland ah taa iyada ma kudartay ama makaga hadashay buugaaga .inaad dalkaaga umada barto. ilayn buugu aduunkooo dhanbuu gaadhayaaye ,nimankan politacalka ahi wax kale ma eegaan markay doonayaan inay waxbaadhaan waxay soo ururiyaan buugaagta wadanka laga qoray dabadeedna waa loo turjumaa . thank u very much for ur reading my commend ,and i hope u would be taken action
  6. Akhriste - 2008-07-01 04:04:17
    raxma - raxma_2006@hotmail.co.uk
    walalal mashaa allh aadbuu u badanyahay buugani walal
  7. Akhriste - 2008-05-31 21:05:15
    J GOOBE - jhashiateye@yahoo.it
    Waxaan akhriyay buuggan uu qoray qoraaga layidhaahdo JAMA MUSSE JAMA.
    Waana buug huwan qiimo iyo qaayo oo kuqoran af hufan dhaxalgalna ah. Aad iyo aad ayuu qoraagu ugu mahadsanyahay.
    Af qallaad maaha oo qaamuus looma bahaaneee.
    Haddaad akhriday qofkale u sheeg.
    Haddii aanad akhiriyin akhriso.
    Akhriskiisu waa aqoon kororsiye aqalka dhigo.
    Jama Hashi Ateye / J.GOOBE

  8. Akhriste - 2008-05-24 11:38:13
    abdinasir mahamed shaqalle - shaqallexp@hotmail.com
    macnaha xoriyada ayuu aad inooga dhaadhicinayaa
  9. Akhriste - 2008-05-05 02:14:41
    Col yusuf fareey - RahweynResistanceArmy@hotmail.com
    lool Walaahi magacii ILLAAH baan ku dhaartey waxaad tihiin urur runta waayey maxaa yeelay xili dalka la difaaco miyaa la joogaa mise xili waxaa la joogaa af somali alxamdulilaahi waaye haddii aan ka saayo aqriskiisa iyo qoridiisa waxii kale ha ii dhimnaadaaan aniga waxan idin dhihi lahaa hurdada halaga kaco Somaliyeey!!!!???
  10. Akhriste - 2008-01-25 15:27:15
    cumar - cumar257@hotmail.com
    aslamu caleykum maxaad haysaan buugaag
  11. Akhriste - 2007-12-27 05:33:24
    ahmad boon - hanad_571@hotmail.com
    adbu u qimo badanyahay bugani
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 144 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com