header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Georgi L. Kapchits
Hubsiimo hal baa la siistaa
The Way, Mosko, 2002
ISBN: 5-86748-072-0 - Suugaan

Hubsiimo hal baa la siistaa waxaa ku qoran maahmaahaha Soomaaliyeed kuwa ugu caansan oo lagu ogaaday aqoonbaadhis uu Dr. G. Kapchits ku sameeyey ammintii u dhexaysey 1998-2001dii, beelaha Soomaaliyeed ee deggen Jarmalka iyo Denmark.


Dr. Georgi Kapchits wuxuu dhashay 1939 kii. Sannadkii 1967 wuxuu ka qalin-jebiyey Istituutka lagu barto afafka Aasiya iyo Afrika ee ka tirsan Jaamacadda Moosko. Takhasuskiisu waa af-yaqaan u go'ay af-amxaariga iyo af-soomaali-ga.1967kii ilaa 1994 wuxuu ka shaqeeyey qaybta Soomaaliga ee idaacadda Moosko. Sannadkii 2000 kii ayuu difaacay PhD uu ka diyaariyey afsoomaaliga. Maahmaah kasta waxa ku ladhan hal-tebinteedii oo Af-ingiriisiya. Faahfaahin dheeraad ah meeshii u baahanna waa lagu daray. Hordhaca buugga waxaa lagu soo bandhigay ujeeddooyinka iyo hababkii baadhitaanka loo sameeyey, habka kala sooca maahmaahaha iyo qaadaadhig ku saabsan sawraca suugaanta Soomaaliyeed.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2005-10-07 03:18:35
    haashim - haashimcanadi@hotmail.com
    student
  2. Qoraaga - 2004-09-04 13:10:54
    hassan - hassan_mas@hotmail.com
    salaamu caleeku salaan kadib iga raalinoqda dhinaca faalada waayo faalo waxaa ka weyn dadka abaabulay oona isku daba riday mooqacaan quruxda badan waad mahad santihiin midda kale waxaan u baahnaa buugaagtaan qaarkooda ee ii soo sheega meesha aan kaheli karo iyo qarashkooda ii soo dira katalooj ku qoron qiimaha bugaagta iyo magacyadooda siday u dhanyihinba maahadsanidiin
  3. Qoraaga - 2003-12-30 05:22:05
    abdirahman maxamed cisman - xaaji_2004@hotmail.com
    hubsiimo halbaa la siistaa
  4. Qoraaga - 2003-12-30 05:19:35
    abdirahman maxamed cisman - xaaji_2004@hotmail.com
    waa dagal aduunayadu laba ay ku darsta waayahuna laba dabaq oo kala durugsan weeyaan
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 324 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com