RSOL Banner
Somali Week Festival
23-31 October 2009
Derbyshire St., Bethnal
Green, London E2 6HG
www.kayd.org
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Mooge Festival / Hargeysa International Book Fair - 2009

Mooge Festival / Hargeysa International Book Fair - 2009


Old Articles

[ List all articles ]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Sayid Ahmed (Ahmed Jama)
Socdaalki Dheeraa
Författares Bokmaskin, Stockholm, 2007
ISBN: 978-91-631-7418-6
List price: 20.00USD
Price: 21.00USD

Buuggan la magacbaxay "Socdaalkii dheeraa" waxa qoray Sayid M Yuusuf. Wuxuuna ku saabsanyahay wiil dhallinyaro ah, oo deggenaa magaalada Berbera. Sannadkii 1988, bishii mey ayuu dagaal ka bilaabmay magaalada Burco. Dagaalkaas oo dhexmaray ciidamadii taageersanaa maamulkii Maxamed Siyaad Barre iyo ciidankii SNM. Dagaalkaasi wuxuu saamayn weyn ku yeeshay Guuleed.



Guuleed wuxuu dhuumasho kaga baxay magaaladii uu ku dhashay, ku barbaaray oo ahayd Berbera. Wuxuuna galay socdaal dheer oo aad u dhíb badnaa. Dagaalkaasi wuxuu socday muddo ku siman saddex sannadood. Balse markii dagaalkii dhammaaday 1991, sidaa kumay dhammaan dhibaatadii, ee Guuleed wuxuu gelayaa socdaal kale. Buuggani wuxuu ku egyahay "Geedigii koowaad iyo Guuleed".

Who's Online
There are currently, 91 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


Naadiyada Akhriska
· Ogaysiis: Naadiga Hargeysa
· Ogaysiis: Anfac - Ceerigaabo
· Ogaysiis: Naadiga Timacadde - Gebilay
· Ogaysiis: naadiga Halkaraan - Burco
· Ogaysiis: Naadiga Berbera

REDSEA-ONLINE SHOP
HARGEYSA

Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Bishaaro!

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 2aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland
Voice of Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick
Maqaal Xul Ah

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


What is new

[ News archive ]

Search With Google
Google

www
redsea-online.com


Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com