header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Ogaysiis: Anfac - Ceerigaabo
Buuggii saddexaad ee uu soo bandhigo Naadiga Anfac Readers Club

Anfac Readers Club - Ceerigaabo

Waxaa naadiga akhristayaasha Ceerigaabo ee Anfac uu soo bandhigayaa buug bileedkiisii saddexaad, buuggaas oo layidhaahdo ( ابي شجاع ).

Buuggan naadigu wuxuu u xushay maaddaama aynu ku jirno bisha barakaysan ee ramadaan, waxana soo bandhigaya Xasan Barre Warsame. Waxaana la soo bandhigayaa 10 bisha Sebteember 2009.

Waxaa lagu soo bandhigayaa xarunta Naadiga Anfac Readers Club.

Alla mahad leh
anfacreadersclub@gmail.com

Naadiga Anfac Readers Club.

Contents published on: 2009-08-30 (1354 reads)
Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.