RSOL Banner
Hargeysa International Book Fair
and Mooge Festival 2010

Hargeysa, 23-27 July 2010
www.hargeysabookfair.com
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Proud to be Somalilander!
<br/>
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon

Proud to be Somalilander!
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon


Old Articles
August 2010
· Saalax Xaashi Carab:innaa lillaahi wa innaa ilayhu raajicuun
· Safarkii Himilada
· Laba Buug oo u Qalma Abaalmarin Caalamiya
· Hadda anigaaba dad ah! (Bandhigga buugga HIIL ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa)
· Black Mamba Boy - Nadifa Mohamed
· Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa.
· Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!
· Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge - 2010

[ List all articles]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Ogaysiis: Naadiga Hargeysa
Maritiqaad - Hargeysa iyo Habeenka Qosolka



HARGEISA READERS CLUB (HRC)
HARGEYSA & HABEENKA QOSOLKA"

Waxaa sharaf noo ah inaan kugu casuuno inaad nagala soo qaybgasho caways loogu magac daray "Hargeysa iyo Habeenka Qosolka". Habeenkan waxaa marti inoo ah qoraaga " Diiwaanka Qosolka" Jamaal Cali Xuseen oo halkaa ka akhriyi doona sheekooyin hal-door ah oo ku jira buugiisa sida wayn loo iibsaday ee " Diiwaanka Qosolka". Waxa iyaguna inagala soo qaybgali doona marti sharaf kale. Ka soo qaybgalayaashu waxay fursad u heli doonaan inay markii u horaysay su'aalo toos u waydiiyaan Jamaal Cali Xuseen. Faahfaahinta xafladdu waa sida tan:


Cawayska: Hargeysa & Habeenka Qosolka

Martidda: Jamaal Cali Xuseen (Qoraaga Buuga "Diiwaanka Qosolka")

Goobta: Maansoor Hotel, Hargeisa

Goorta: December 17, 2009 (Habeenka Jimcuhu soo galayo), 7:00 fiidnimo

Allaa Mahad leh,
Hargeysa Readers Club


Hargeysa Readers Club








Naadiga Akhristeyaasga Hargeysa

Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.



Published on: 2009-12-10 (1553 reads)

[ Go Back ]

Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com