header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Ogaysiis: Anfac - Ceerigaabo
Bandhig buug iyo tartan suugaaneed

Naadiga Akhriska ee Anfac (Ceerigaabo) wuxuu soo qabanqaabiyey tartan suugaaneed ku saabsan gabayada, tartankaas oo lagu qaban doono xarunta Naadiga Anfac Readers Club, haddaba waxaanu dhammaan idinku wargelinaynaa cid kasta oo jecel suugaanta inay kasoo qaybgasho tartankaas.

Tantankaasi wuxuu socon doonaa muddo shan cisho ah, laga bilaabo 15/12/2009 haddaba yaanu ku dhaafin.

Naadigu wuxuu bixin doonaa jaai'sado kaalmaha Kowaad, Labaad iyo Saddexaad. Haddaba waxaanu ku wargelinaynaa abwaannada gobolka Sanaag, dhallinyaro iyo waayeel, cid kasta oo xiiseysa suugaanta inay kasoo qaybgalaan.

Naadigu wuxuu kale oo soo bandhigayaa buugga Hal kaga dayo ee uu qorey Axmed-Kayse Cali Rooble oo uu soo akhriyey Cumar Cabdi Aadan.



Naadiga Akhristeyaasha Anfac - Ceerigaabo.

Anfac Readers Club

Contents published on: 2009-12-09 (21364 reads)
Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.