RSOL Banner
Hargeysa International Book Fair
and Mooge Festival 2010

Hargeysa, 23-27 July 2010
www.hargeysabookfair.com
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Proud to be Somalilander!
<br/>
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon

Proud to be Somalilander!
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon


Old Articles
August 2010
· Saalax Xaashi Carab:innaa lillaahi wa innaa ilayhu raajicuun
· Safarkii Himilada
· Laba Buug oo u Qalma Abaalmarin Caalamiya
· Hadda anigaaba dad ah! (Bandhigga buugga HIIL ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa)
· Black Mamba Boy - Nadifa Mohamed
· Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa.
· Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!
· Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge - 2010

[ List all articles]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Ogaysiis: naadiga Halkaraan - Burco
Bandhigga buuggii sagaalaad




Naadiga Halkaraan wuxuu kugu martiqaadayaa bandhigga buuggii sagaalaad ee ay soo bandhigaan Halkaraan Readers Club, gobolka Togdheer.

Buugga waxa la yidhaahdaa Hal kaga dayo.

Buuggaas oo ka hadlaya horumarka, dhisidda maskaxda, hiigsiga nolol wanaagsan, isuguna talooyin iyo wax sheeg aad u badan waxa soo akhridey oo soo bandhigaysa Siciido Axmed Xasan.


TAARIIKHDA: 04/12/2009

SAACADDA: 6:30 PM

GOOBTA: BARWAAQO HOTEL










Halkaraan readers club

Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.



Published on: 2009-12-01 (1398 reads)

[ Go Back ]

Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com