RSOL Banner
Hargeysa International Book Fair
and Mooge Festival 2010

Hargeysa, 23-27 July 2010
www.hargeysabookfair.com
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Proud to be Somalilander!
<br/>
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon

Proud to be Somalilander!
Somaliland Societies in Europe Annual Conference in Lyon


Old Articles
August 2010
· Saalax Xaashi Carab:innaa lillaahi wa innaa ilayhu raajicuun
· Safarkii Himilada
· Laba Buug oo u Qalma Abaalmarin Caalamiya
· Hadda anigaaba dad ah! (Bandhigga buugga HIIL ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa)
· Black Mamba Boy - Nadifa Mohamed
· Xasuus Weedheedkii Carwada Buugaagta Hargeysa.
· Falanqaynta Qalinka: Midh Aan Ka Idhaahdo Maalmihii Macaanaa!
· Dib-u-milcsi: Bandhiggii Caalamiga ahaa ee Buugaagta Hargeysa iyo Bandhig Dhaqameedkii Mooge - 2010

[ List all articles]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Ogaysiis: Naadiga Berbera
Berbera Readers Club - bandhigga buugga "DEAD AID"



Ogaysiis - Naadiga Akhristeyaasha Berbera waxay ogaysiinayaa dadka wax akhriska jecel in ay soo bandhigi doonaa buuggoodii 9aad.


Buuggan 9aad ee la soo bandhigayaa wuxuu la magac baxay DEAD AID Buugga waxa soo akhriyey oo soo bandhigi doona Mubaarik Maxamed Maxamuud, waxaana lagu soo bandhigi doonaa hoolka shirarka ee URURKA YOVENCO MAALINTA JIMCAHA AH EE TAARIIKHDU TAHAY 09/10/2009 SAACADA AFRIKADA BARI MARKA AY TAHAY 7:30 FIIDNIMO Kasoo qayb gal wacan.









Idiris Hussein A/lahi
Xidhiidhiyaha Naadiga BRC
Tel: 4446993 Telesom

Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.



Published on: 2009-10-14 (1720 reads)

[ Go Back ]

Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com