header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Mohamed-deeq Abdi-madar
Xurmo-Daran
Haldhaa Publishers, Borlange, 2005
ISBN: 978-91-95541-00-7 - Sheeko

Sheeko: Qaybtii kowaad Daabacaddii kowaad: Muqdisho 1989.


Maxamed-Deeq Cabdi-Madar oo ku magac dheer Haldhaa waa qoraaga buugag fara badan oo ay ka mid yihiin "Kenya- tuugo sharciyeysan!!!", "Ma hadho" iyo "Xurmo Daran". Wuxuu kusoo jiray qorista muddo kabadan labaataneeyo sano, waxana uu hadda ku nool yahay dalka Iswiidhen.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-04-26 08:54:21
    cabdi naasir dheeg ciise - bilaal_005@hotmail.com
    aad baan uga helay buuggan,waan kuu mahad naqayaa dedaalka iyo sidaad uga qayb qaadatay halganka loogu jiro soo noolaynta af-soomaaliga,afka hooyo. ilaahay waxan kaaga baryayaa inuu miisaanka xasanaadka kuugu daro. saaxiib barasho wanaagsan anna waxaan ka mid ahay dhalinyarxda reer Hrgeysa waxaan qoray LIX buug laakiin weli cid iga caawisa soo saaridda buugta maan helin
  2. Akhriste - 2010-02-22 10:40:01
    bahsanio - bahsn@hotmail.com
    hey, read this book,and i kinda like it even though it wasn't realsitic, and i didn't understand some places coz they didn't make any sense at all....i ahev to write a summary of the book for my somali class and i dont know where to start..
  3. Akhriste - 2010-02-19 12:20:08
    yaxye - yacquub49@hotmail.com
    waxaan doonayaa inaan akhristo buugan walalao
  4. Akhriste - 2010-01-04 11:50:38
    Mohmoud - hajiarts@hotmail.com
    aadaan u jeclahay sheekooyinka soomaaliga ah marka waaan idinka codsan lahaa meel laga heli karo sudan qof jooga uu ka heli karo aad aa u mahadsan tihiin
  5. Akhriste - 2009-11-10 12:34:18
    cayni - cayni-ahmed@hotmail.com
    walaal waat ku mahad san tahay buuga xurmo daran marka walaal wax rabaa inaa gato side u gadana
  6. Akhriste - 2009-09-25 13:54:50
    khadiija - khaduuj@hotmail.co.uk
    waan idin salaamay walaalayaal aniga buugaan qisadiisa aad iyo aad baan uga helay
  7. Akhriste - 2009-04-21 09:35:38
    abubakar - abubakar65@hotmail.com
    walaal buugaan wa buug aad uxiiso badan waxaana rabaa in aan kaqeybqaato haduu ilahey raalli kanoqdo
  8. Akhriste - 2009-04-10 08:11:25
    khabiirka - kuraajo058@hotmail.com
    Wan idin salamay redsea salan ka dib walaalayaal naga daaye xayeysinta aad somaliland xayeysineysaan waxan ognahay somaliland in ay cuqdad u qabto somalida kale anagase wan jecelnahay
  9. Akhriste - 2009-03-30 07:28:21
    Gurey cade - Cabdullaahi2001@hotmail.com
    Bugan waxan kacodsanaya qoraaga inu dadka imeil ahan ugu soo gudbiyo maadama dhowr waxyalod laga faidaysan karo aniga waxan sigar ah ucodsanaya in laisosheego mesha an kaheli laha wadankan aan joogo ee koonfur africa mahadsanidin wabilahi towfiq.
  10. Akhriste - 2009-01-07 04:58:05
    Suleekhiina - Nasra12@hotmail.com
    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu. waan idin salaamay dhamaantiin. I read this book and it is really amazing book. I couldn't stop reading it. I think the story of the book is lovely and I just wonder if there is a Part 2 of this book. If so, does anyone know where I can find part 2 of XURMO DARAN. Aad baad u mahadsantihiin
    RSOL: walaal waxaad toos ula xidhiidhaa qoraaga: haldhaa35@hotmail.com

  11. Akhriste - 2009-01-06 22:26:20
    Suleekhiina - nasra12@hotmail.com
    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu. Walaalayaal waan idiin salaamay dhamaantiin. Buugaan Xurmo Daran ayaan kasoo qaatay Library kuyaala Minnesota. Buugaan aad ayaan ugu bogay inkastoo aysan sheekadu igu cusbayn oon daabacadii hore ee 1989kii aqristay. Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado haddii qaybtii labaad ee buugan ay soo baxday amaba laheli karo. Maadaama ay sheekadu dhamaystirnayn oo ay meel xun ku kala go'ayso. I really wanna know where I can find Part 2 of this book cause it is amazing story. Thank you. Waad mahadsantihiin dhamaantiin.
  12. Akhriste - 2008-07-31 07:35:53
    ali - cali55_55@hotmail.com
    waa buug aad u fiican wana ka helay runtii sheekada hala sii siyadayo sheekooyinka waad mahadsan tihiin
  13. Akhriste - 2008-04-17 10:55:04
    idil - ista-2009@hotmail.com
    asc wr wb walaal waxaan akhriyay buugan daabacaada 1aad waxaan rabay in aan kahristo haduu qaybo kale leeyahay xageeen ka heli kraa?
  14. Akhriste - 2008-04-05 23:59:08
    lebaan - lcumar_112@hotmail.com
    waaaw waa sheeko aan aad iyo aad ula dhacay ma arag wali sheeka daan mid la mid ah waa buug cajiib ah buugaan
  15. Akhriste - 2008-01-10 13:38:43
    heyba - dheymankiiriyada@hotmail.com
    waa sheeko aad umac
  16. Akhriste - 2007-10-22 05:47:42
    sihan - sihan8@hotmail.com
    waxaa iga codsi hadii aad ogtihiin meel lga helo buugaas in aad iisoo sheegtaan please
  17. Akhriste - 2007-08-02 11:11:47
    qadar adan - qadar-666@hotmail.com
    marka hore salaan qiima badan marka xigta waxaan aad u jeclahay buuga ah xurmo daran lakin nasiib wanaag hal mar ayaa calaf ku yeesha inaan aqriyo hadana meel aan ka helo ayaan baadi goobayaa plz hadaad ohtihiin meel south afrika ka heli karo insha allah is oo sheega mahadsanid
    RSOL: walaal waxaad toos ula xidhiidhaa qoraaga: haldhaa35@hotmail.com

  18. Akhriste - 2007-05-19 13:44:16
    Libaan - ahmed_sharaff@hotmail.com
    fadlan maan helii karaa bugaaan sidaa uguu dhaqsiyaha badan.?
  19. Akhriste - 2007-02-11 13:15:45
    sahra - nasiib_sahra@hotmail.com
    aad iyo aad baan uga helay buugan,waxaan ku leeyahay sii wada qoridaad ha ka caajisin waligaa.markan akhristay aad iyo aad buu i raali galiyay magac iyo sawirkiisaba.
  20. Akhriste - 2007-01-28 09:12:02
    amino - Ruweeyda_2@hotmail.com
    walaal buuga waa ka helay wuu
  21. Akhriste - 2006-12-06 14:35:39
    ayuub - m_m_b_75@hotmal.com
    waan la dhacay sheekadan ee halkee ka helaa buugan

    RSOL: walaal waxaad toos ula xidhiidhaa qoraaga: haldhaa35@hotmail.com


Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 134 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com