|  | 
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		|  |  
		|  | ...daily updates... |   | 
Qalinkaa wax suureeya,Kugu sima halkaad doonto,
 Saaxiib kal furan weeye,
 Sunto fara ku hayntiisa,
 Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi
 suugaan | 
 |  
 
 |  | | | Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com
 | 
 | 
 
 
 |   | Axmed Maxamed Cabdi-Kulumbo Koora dadab - Cishqi iyo Colaad
 Al Salaam Printing Press, UAE, 2008
 ISBN: n.a. -
 
 Koora dadab waa sheeko run ah oo dhacdey badhtamihii qarnigii ka horreeyey Daraawiishta. Dhammaan dadka kuxusani waa dad jirey oo la yaqaano iyaga iyo tafiirtoodiiba. |  |  | Qoraagu wuxuu ku dhashay Laasqorey waxaana uu wax ku bartay dugsiyadii magaalooyinka Laascaanood, Sheekh, Burco iyo Hargeysa.
 
 Hadda waxa uu deggan yahay Hadaaftimo, Sanaag.
 |  Faalada martida
 
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Akhriste - 2011-11-14 02:39:15shaadiya maxamuud yuusuf - shadiashagari@hotmail.com
 marka hore ilaah baa mahad leh inta ka dib waxan ka hadlaya buuga koora dadab(cishqi iyo colaad) buugaas oo ka sheekaynaya qisooyin dhaba iyo taarikho maansha allah wan akhriyey buugan wuuna i qanciyay waxaan halkan hambalyo iyo mahadnaq uga jeedinaya qooraaga buuga oo ah awoowahay Axmed maxamed cabdi kulumbo iyo abtigay faysal foodcade oo isku habeeyey iyo kuwa soo daabacayba
 
 Akhriste - 2011-11-12 10:40:24shaadiya maxamuud yuusuf - shadiashagari@hotmail.com
 awoowe buugani aad buu u faaido badan yahay waana akhriyey waana qisooyin dhaba oo dhacay marka waan ugu mahad celinaya awoowahay axmed maxamed cabdi-kulumbo oo jooga hada hadaaftimo iyo abtigay faysal food-cade iyo kuwa soo daabacay dhamaantood
 
 Akhriste - 2011-08-24 04:17:43C/qani Yuusuf Aadan (Kaysediin) - wadani1969@gmail.com
 Runtii waa buug caaqibo leh oo aad moodo qoraagu inuuba xiligaa joogay yacni sida uu uga waramayo iyo erayada uu adeegsanayo hadaba aad baan ugu hambalyaynayaa qoraaga buugan maadaama aan aniga qudhaydu Qoraa ahay oo aan qoray buug kala duwan sida:- Haajir, Nafti Hure, iyo buug kale oo fara badan mahadsanidin
 
 Akhriste - 2011-06-11 15:01:05Almis cabdi kariin maxamed - jubba79@hotmail.co.uk
 walaahi buuga waxaan faaido ka qaatay magaciisa iskadaaaba akhrisbee
aad  iyo aad ayaan u baahanay in aan helo buugan
 
 Akhriste - 2010-09-23 08:26:47abdirizak - beerdajiye25@hotmail.cim
 waad u mahadsan tihhin dadaalkiina afkeena hooyo buuggaagta ku qoran aad bulshada u dooneysaan inaan u gaarsiisaan ......  sideen ku heli karaa buuggaan Koora dadab(cishqi iyo colaad) waxaan ku noolahay dalka Uganda... kampala
 
 Akhriste - 2010-09-15 12:13:11anab - asynab13@hotmail.co.uk
 waxaan rabaa inaa bookan gato oo ah Koora dadab inteen kale soo xariirkara xagee dukaanka ka heli kara waalaalo inoo soo sheek meesha ciwwnka iigu soo dir am igu soo qor macsalaama bye
 
 Akhriste - 2010-09-14 09:36:30aisha - aishawaligaruun@hotmail.com
 waaxan raba inan afsomali barto banrabaa
 
 Akhriste - 2010-04-26 10:23:12Maxamed cige Beergaal - coon_igge@hotmail.com
 waad ku had santihiin bandhiga buugta ku qoran afsoomaaliga, 
           Wixii faahfaahin ku saabsan Buuga 
KOORA DADAB (cishqi iyo colaad) ama xiisaynaysa inay akhristaan kuna nool wadama yurub fadlan fadlan waxay igala soo xidhiidhi karaan eamailkayga oo ah coon_igge@hotmail.com.
                             MAHADSANIDIIN
 
 Akhriste - 2010-04-26 10:15:25Maxamed cige Beergaal - coon_igge@hotmail.com
 waad ku mahadsan tihiin dedaalka aad wadaan, aad baana ugu faraxsanahay illaalinta iyo xafidaada buugta Afsoomaaliga ah noocaydoonaanba ha ahaadeene.
Buuga KOORA DADAB ( cishqi iyo colaad) dhamaan waxaad ka heli kartaa xiligan Sweden, Norwey, Denmark, and UK, 
                        Dedaala halkaana ka wadda.
 
 Akhriste - 2010-04-05 11:46:17mawliid - mawlidathomail.com
 waan jeclaystay buugan in aan akhriyo
 
 Akhriste - 2009-12-03 01:40:06Mustaphe - cigaal36@hotmail.com
 Hambalyo Shabakada Red Sea sida ay ugu heelantahay ururinta buugaagta afka somaliga ku qoran si ay dhiirigalin ugu noqoto qoraaga iyo bulshadaba
 
 Akhriste - 2009-11-13 00:53:44axmed - haadaamo@hotmail.com
 waasax buugan waanan u bogay
 
 Akhriste - 2009-10-26 03:46:36Abdirashid Ali Warabe (4441097) - harbicom@hotmail.com
 waa buug xiiso badan lehna farxad, naxdin iyo caashaq.
aad ayaan uga helay runtii
 
 Akhriste - 2009-08-26 15:47:39siciid - kaaliye01@hotmail.com
 waxaan u arkaa waxaan
 macna lahayn
 
 Akhriste - 2009-08-17 03:11:46nafiisa mohamed diiriye - nafisacy@hotmail.com
 marka hore ilaahay ayaa mahad leh ii suuro galiyey inan halka ka dhiibto ra'yigayga 
waxaan halka uuga hambalyaynayaa wiilka Cabdiraxmaan maxamed aadan ee dhawaan qoray buuga la magac baxay waa maxay guurku.
waxaanan leeyahay mabruuk calayk insha allah waanu akhrisan doona buuga uu qoray cabdirahmaan
 
 Akhriste - 2009-08-09 10:08:05cabdiraxman maxamed adan - toronto497@hotmail.com
 waxaan qoray dhawaan buug layidhaa "waa maxay guurku" inshaa alaaah dhawaan ayaan idinsoo gudbin doonaa
 
 Akhriste - 2009-03-22 08:34:14mohamed - taakuma@hotmail.com
 waad dadaalaysaane halkaa kawada alle khayr ha idin siiyee
 
 Akhriste - 2009-03-22 04:06:01rahma xasan aadan - rahma_252@hotmail.com
 faaladanwaxaankaga hadalayaaoon doonayaainad iisheegtaan meeyey buuga afsoomaliga ee xuruufta laga baranaayeydeemeeye bbugu
 
 Akhriste - 2009-03-22 00:13:53A/rahman - isqootax571@hotmail.com
 waxaan rabaa inaan akhristo sheekadaan
 
 Akhriste - 2009-03-15 02:24:16hoodo maxamed diiriye - hoodo_84@hotmail.com
 buugani aad ayaan u akhriyay waanan 
jeclaystay mahadsanid
 
 Akhriste - 2009-03-13 03:09:29koora dadab - musekadle@hotmail.com
 walaahi waa buug uuba magaciisu aan aad u jeclaaday
 
  | | Faallee buuggan / Comment this book | 
 | 
 | | Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badanREDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section
 | 
 | 
 |  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		|  |  
		|  | A brilliant work co-ordinated through many continentsby Rhoda A. Rage.
 Read it more | 
 |  
 
 
 |   |