header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Fowzia Yusuf X Adam
Geeddi nololeedkii Yusuf X. Adam
n.a., London, 2007
ISBN: n.a. - taariikh nololeed

Yusuf X. Adam Aw Cilmi Qabilleh waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa bishii July 15keedii, Sannadkii 1914kii.

Waxaa qortey Fowzia Yusuf X Adam, wuxuuna buuggaani ka koobanyahay lix qaybood. Sida ay tidhi Fowzia, "waxaase ku dhex soohan taariikhda ummadda Somaliyeed iyo sidii Isticmaarkii kala duwaanaa u qaybsaday ama ugu tashaday dalkii Somaliyeed iyadoon lagala tashanayn dadkii Somaliyeed."

Halgannadaas kala duwan waxaa sal u ahaa in uu dadka ku guubaabiyo waxna ugu iftiimiyo murti kala duwan sida gabayo, geeraarro ama heeso. Dhibaatooyin aan la koobi karin ayuu kala kulmay halgannadaas.


FADLAN NALA SOO XIDHIIDH
si aad u buuxiso waxyaabaha ka maqan xogta aanu u baahanahay si aanu u daabacno boggan


Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-05-24 08:01:55
    mariam dulmar - mariam-dulmar@hotmail.com
    asc,xaqiqdii waxan ad iyo ad ugu farax-sanahay alaah haw naxariste marxum yuusuf aaji aden qabile oo inantisii kaga warantay tarikh nolooledki marxumka iyo siyabihii kala duwana ee uu marxumku soo maray waa wax lagu fanii karo lkn waxan fosiya iyo dadka qoraga ahba iyo dhaman umada reer somaliland inay sameeyan meel lagu kaydiyo xita hadii laga heli karo sawiro xusus gala siday tarikhihii kala duwana ee aay somaliland iyo halyeyadediba soo mareen inta nool manta iyo intii hoyatayba inaa xusuus qorkodii laso bandhigo siday uga fa'idaystan jilalka danbe ee soo koraya,,, waana waxa lagu farxo inay foosiya qorto tariikhda abeeheed wanan ku amanaya marwo fosiya yuusuf qabile wanan ku hanbalyaynaya walaashay foosiya....
  2. Akhriste - 2011-12-08 22:51:58
    Beerluula Maxamed - beerluulama@hotmail.com
    Walal Fowzia waad mahadsantahay
  3. Akhriste - 2010-12-18 01:36:05
    xamse Aadan Tarabi - tarabi09@hotmail.com
    taarikhdu waa mudan waxan leyahay fosiya waxay kugulaystay himiladedii wanay ku mahad santahay taariikhda ay dadkeda usoo gudbisay waana buug mudan
  4. Akhriste - 2009-06-07 11:32:18
    mataan - mataanyare_50@hotmail.com
    waaxa aad ugu mahad san intii kahortay mahad celisay iyo kuwii soo diyaariyay waxan xiisaynayaa bugan kahadlayaa waxan leyahay alaha u naxariisto marxuunka dhamaan dadka ku hadala afsomaligana waxaan u sheegayaa in dhib loo soo maray luqadeena oo aad ogataan taariqda luuqadina iyo dhaqankeeda by mataan
  5. Akhriste - 2009-02-01 01:42:05
    amiira ahmed - Uamiira@hotmail.com
    waxan jacelahay inaan buuga wax idikalaqatoo wayo dhibato badan ayay somaliju soomartay
  6. Akhriste - 2008-12-28 11:15:54
    abdale - showqi07@hotmail.com
    waan jeclaystaa inaan la socdo tariikhda somalida in badan sidaa darteed waxaan rabaa inaad buugan aan idinkala soo qayb galo
  7. Akhriste - 2008-11-11 12:57:14
    ayaanle cabdi - ayaanle82@hotmail.com
    waxan akhriyay bugan ka hadlayay tarikh nololeed kii yusuf x adan qabile oo aha halyay ka baxay umada somaliyeed ilahay naxariisti jano ha ka waraabiye waxa uu aha second father of edecution of somalia, aadbanay u mahad santahay fosiya wanan ku hambalyaynaya fosiya
  8. Akhriste - 2008-07-11 14:30:12
    ilhaan - dheeman33@hotmail.com
    waxaan rabaa inaan buugaan akhristo xiiso & dareen buu igu hayaa ee fadlan waa iga codsi
  9. Akhriste - 2008-04-06 09:28:49
    Abdikadir Dayib Askar - lodoon2004@hotmail.com
    Waxaan weli la dhacsanahay sida qurxoon,qaabaysan,ee qoon la'aanta ah ee Fowziya qalinka ugu qaadatay qof la odhan karo wuxuu ahaa shamac u ifayey Soomaali guud ahaan, gaar ahaan inta samaha ku doogsata xumanaha ka dayrisa.
  10. Akhriste - 2008-03-30 14:01:53
    ismail axhmed farah dibjirka snm - ciidanyare_2010@hotmail.com
    aad ayaan u salaamayaa dhamaan akhyaarta sharafta leh ee halkan wax ka daabacda aniu waxaan ahay nin ay maanat u cubtayhay aragtida buugan hada waxaan ka codsanayaa akhyaarta daabcda inay wixii ku dhex jira ila socdsiiyaan aniguna waxaan ahay abwaan aan la aqoon snayn kana soo jeeda dalkan soomali land gaar ama gobol ahaan gobolka looyaqaan sanaag/s/land waxaana ku barbaraay gobolka sanaag halakaa ayaan ka alifay heeso aad u badan oo aan laakiin ka qaadin ilaacad ama riwaaayad ha aan qaybqaatay waxaa ka mid ah sida riwaayadii la magac baxday soo dhowow bibane baxye riwaayadaad s oo la qabtay markii gobolka sanaag la soo galay oo aan ku mete laayey dibjir magaalo hada waxaan ka codsanayaa dhamaan soomalida xikmada qorta ainay iga qoraan xikmadaan hayo intaan waxaan dauy dayaayey in lay aqoonsada anigaba ayaa s/land uga horeeyey aqoonsiga ilaa hada oo taariikhdu tahay 2008na layma aqoon san hadii lay aqoonsadano waan iska hubaa inaan ku soo ifbaxayo itixaankayga
  11. Akhriste - 2008-03-14 03:11:53
    ahmed - axmedcawl@msn.com
    Fosia aadaby ugu mahadsantahay siday buugan u qortay qiimaha leh iyo siday uga hadashay taariikhdii wacnayd ee yusuf H.Ada, waana wax lagu daydo. waxanan ku boorinayaa inay ku daydaan dadka kale ee somaliyed oo ay abwanada iyo tarikhyahanada somaliyeed buugag ka qoraan.
  12. Akhriste - 2008-01-16 12:33:06
    Mukhtar - goldenchance@hotmail.co.uk
    waxan jeclahay inaan gabayo noqdo qof murti udhashayna ma ahi. toloow sidaan gabaya u'noqdaa. talaan ubanahay. idinka ila muda kuwa talo laga helikaro markaa fadlan iska xilsara arintan oo si dhakhsale iigu soo jawaba. indheergarad hada tihiin waydin sugaya .
  13. Akhriste - 2008-01-10 16:24:08
    abukar - abu-kar@hotmail.com
    buugaan waa buug ka hadlay sida wadan keenii nalakaga qaatay oo aan uga noqonay ugaar la xabadeeyay oo kale marka qofkii qoray ayaan u mahad celinaa thanks thanks thanks
  14. Akhriste - 2008-01-02 06:59:30
    maxamed Aadan Tarabi - tarabi07@hotmail.com
    Fosia x Aadan way ku mahad santahay taarikhdaa ay ku hawhootay buuggan layidhaa geedi Yusuf X Aadan si qarawayn ayey uga qortay waad mahad santah Foosiya
  15. Akhriste - 2007-11-26 23:40:57
    faysal - ismaciil97@hotmail.com
    waxaan xiiseeyay buugn waxyaalaha ku qoran ee ka hadlaaya ale hau naxariistee taatiikh nololeed kii marxuun yuusuf xaaji aadn qabile hadaba sideebaan wax ugu darsanka raa een idiin la soo xiriiri karaa
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 164 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com