header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Bile M Hashi
JANNO
Madbacadda Bile M Hashi, Gotebörg, 2003
ISBN: 91-972411-0-5 - sheeko

Beesha Janno waxaa ku nool hooyo la murugsan labadeeda wiil oo ay laba reer u kala dhashay oo labo ciidan u kala dagaalamaya, Labadaa ciidan oo dagaal iskula jira. Boobka, dhaca, iyo dhiiga oo socda ayaa wiilashi midkood kusoo noqonayaa beeshi oo guursanayaa kii kale gabar uu axdi la galay. Dagaal aanan hadaf iyo ujeedo loo dagaalamayo aysan caddeyn awgiis waxaa sii kordhaya colaada walaalaha dhexmareysa. Sidey hooyadu ugu guuleysan kartaa inay demiso dabkan sheydaanku ka dhex shiday labadeeda wiil?. Ilaa naftu ka baxeyso ayay arrinkaa xalkiisa la xarbineysaa.

Janno waa qiso ka hadleysa jaceylka sokeeyaha dhexmara, Waxay qisadu ka hadlaysa jaceylka walaalo, jaceylka wiil iyo waalid iyo jaceylka rag iyo dumar dhexmara. Waxaad qisadan la socod doontaa taariikhda Asli iyo labadeeda wiil Ceynte iyo Keyse iyo gabadha ay isla jeclaadeen. Waxey kunool yihiin beel aad u qurux badan eebena nimco ku maneystay, waxaase beesha lagu saladi doonaa xin, xanaaq, xumi, xoolo yari, boob, dhac, dhiig, murugo iyo mooryaan ilaa berigi dambe ay isku kaashadaan, taa oo u hogaamin doonta nabad iyo naq!.


Bile M Hashi wuxuu ku dhashay Soomaaliya sanadkii 1971, wuxuu ku nool yahay laga soo bilaabo sanadki 1987 wadanka Sweden. Waxuu kala turjumayay afafka swedhishka iyo soomaaliga tobankii sanee ugu dambeeyey. Wuxuu ka qalin jabiyey jaamicada ingineeriya sanadkii 1998, wuxuuna markiiba ka shaqo galay shirkada Volvo. Wuxuu kaluu arday maanta ka yahay Jaamicada Göteborg University qeybta culuunta siyaasada.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-12-16 05:01:34
    axmed cadaani baxasan - axmed4me@live.com
    asc walal salan xurmad bdn iga gudon xld cfmd wa side marka hore waxan ahay qof daneya shekoyinkaga macanta badan waliba si gaar ahaaned waxan ka helay janno side igu suuragaleysaa in an helo buugaasi fadlan ila so xiriir adigoo aad u mahadsan
  2. Akhriste - 2006-07-19 09:00:26
    Mulki Xaaji abuukar - atlaanta@hotmail.com
    ugu horayn waan ku salaamay a.c.w.w salaan kadib waan kuu mahad celinayaa waxaan ahay qof xiieeya sheekooyinka waxaan aad uga helay shaqsiyadaada anigaa kaaga helay aqoontaada iyo wali sida aad u raadinayso aqoon sare ugu danbayn waxaan jeclaan lahaay in aan helo meel aan ka gato buugaagtaaada qaas ahaan jano Iyo inuu dahabku lacag dheeryahay waxaase iiga muhiimsanaan lahaayd in aan xariir kula sameeyo adiga maxamed ah gabagabdii waan kuu mahadcelinayaa waxaan rajaynayaa inaan sidaada oo kale noqdo xaga aqoonta
  3. Akhriste - 2006-06-05 08:33:22
    khadar - hanat2005@hotmail.com
    i nead stoty book . love
  4. Akhriste - 2005-04-18 17:55:07
    edil isse - somalisister@hotmail.com
    s.c.w.w. bacdi salaan waxa rab buuga la dhaho magaciisa janno marka waa qimahe lacagtsa mise xage lidinka hela fadlan ila soo xariira ok inta iyo nabadey s.c.w.w.
  5. Akhriste - 2005-01-03 22:52:50
    abdirizak - abdiyarek@yahoo.com
    fadlan mar labaad ii soo sheeg sida aan u dalban karo buugtaada mahadsanid
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 207 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com