|  | 
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		|  |  
		|  | ...daily updates... |   | 
Qalinkaa wax suureeya,Kugu sima halkaad doonto,
 Saaxiib kal furan weeye,
 Sunto fara ku hayntiisa,
 Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi
 suugaan | 
 |  
 
 |  | | | Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com
 | 
 | 
 
 
 |   | Amina Souleiman How The Meat Was Divided / Sidee hilibkii loo qaybiyey
 Editor MAMA Eest African Women's Group, Sheffield, 1997
 ISBN: 0953110109 -
 
 Sheekooyin soomaali oo ku qoran Ingiriisi iyo Soomaali. Waxaa ka mid ah: "The Tortoise and Fox (Diin iyo Dawaco)", "Egal Shiidaad and the Wariors (Cigaal Shiidaad iyo Colkii)", "The Holed (Daldaloole)", "The Strange Mountain (Buurtii Cajaayibka badnayd)", "The Wicked Thumb (Suul Cawro)", "The Man with a Fire in his Mouth (Af Ku Dableh)", "Igal Shiidaad and his She Camel Gaban (Cigaal Shiidaad iyo Hashiisii Gaban)", and "How the Meat Was Devided (Sidii Hilibka Loo Qaybiyey. |  |  | Somali women in Sheffield set up the MAMA - east africa womens group. Amina Souleiman with serveral other author, including Mandy Sutter, are editors of books published by MAMA.
 |  Faalada martida
 
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Akhriste - 2012-06-15 04:55:29Waanshe - luqyare@yahoo.com
 A/C
Walaal waan ka helay buugaagta iyo bogaanba, waxaa aad iisoo jiitay magaca "Suul Cawro" oo ay iigu dambeysay maqalkiisa waa hore oo hore oo horeeeeeeeeeee lol!
Suul Cawro hada waxaa caruurteena u ah Stewe. Stewe waa axad lagu matalayo cunug yar oo dhib badan. Wuxuu ku jiraa cartoon la yiraahdo "Family Guy." 
Calaa iyo xaal, waan ka helay webkiina, buugtiina, ururkiina iyo magaca quruxda badan ee MAMA.
A/C/W
 
  | | Faallee buuggan / Comment this book | 
 | 
 | | Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badanREDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section
 | 
 | 
 |  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		|  |  
		|  | A brilliant work co-ordinated through many continentsby Rhoda A. Rage.
 Read it more | 
 |  
 
 
 |   |