header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Yuusuf X Cabdillaahi Xasan
Buuga afka hooyo iyo aqoonta guud
Forfattres Bokmaskin, Stockholm, 2001
ISBN: 91-7910-339-1 -

Buugga afka hooyo iyo aqoonta guud Waa buug loogu talo galay ardayda dugsiyada dhexe sida fasallada 4-5 oo lagu baranayo Afkii soomaaliga iyo weliba aqoon guud oo ilmaha ka dhisaysa dhinacyo badan.


Qoraagu wuxuu deggan yahay waddanka Sweden.

Waxaanu halkan soo galin doonaa taariikhda qoraha.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-05-15 04:32:43
    Xabiba - qadiijo5@hotmail.com
    waa buug fiican ahane buug wax fiican laga baraan karo nice
  2. Akhriste - 2010-11-14 22:27:21
    Maxamad shik cali - Qalinle26@hotmail.com
    Waxan soo dhawayheena Buuga afka hooyo anagoo ah shacabka ximan iyo xeeb waadna ku mahadsantihiin
  3. Akhriste - 2009-02-22 18:50:37
    Xuseen Qaasim - duuri1@hotmail.com
    Walaalaha Red Sea waan idin salaamay Asc Wr Wb Fadlan adinkoo mahadsan waxaan idinka codsanayaa Cinwaanka Qoraha Buuga Afka Hooyo & Aqoonta Guud Qoraa Yuusuf xaaji. Mahadsanid
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 206 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com