|  | 
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		|  |  
		|  | ...daily updates... |   | 
Qalinkaa wax suureeya,Kugu sima halkaad doonto,
 Saaxiib kal furan weeye,
 Sunto fara ku hayntiisa,
 Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi
 suugaan | 
 |  
 
 |  | | | Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com
 | 
 | 
 
 
 |   | Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi) Ragga toodii aragnaye, dumar talo malaga deyey.
 Forfattares Bokmaskin, Stockholm, 2002
 ISBN: 917910-422-3 - Sheeko
 
 Buugani wuxuu ku saabsanyahay, burburka ku dhacay bulshada soomaaliyeed, waana sheeko sarbeeban, waxayna sheekadu sheegeysaa in markii danbe talada lagu wareejiyey dumarka, xalkiina sidaa lagu gaadhey oo nabad la gaadhay. |  |  | 
  Cabdibashiir Cali (Maxamed Xirsi) waxa uu qoray buugaag dhowr ah oo aad u muhiim ah.
Buugaagtaas waxaa ka mid ah buugga Dáyarta Sweden oo aad loo jeclaystay iyo buug runtii dad badan baskaxdooda ka shaqaysiiyey hurdadiina ka kiciyey oo la yidhaa Dumar talo ma laga dayey. |  Faalada martida
 
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Akhriste - 2012-08-19 10:03:05Ethy - cibele.toldo@bbcr.com.br
 I'm the Secretary and founder mmeebr of the All-Party Group on Somaliland, which campaigns for recognition. Lots of countries are prepared to be second, no-one is prepared to go first.I don't think it's worth me blogging on an issue that is all over the media, and being discussed to death. But I don't think she was badly treated and even if she was, I don't particularly care.
 
 Akhriste - 2011-01-15 07:55:56cabaas - cabaaskadle@hotmail.com
 buugan waa buug wanaagsan
 
 Akhriste - 2010-10-24 08:37:32ahmedyasiin - ahmedyasiin46@hotmail.com
 buugani ayaan akhriyey waxaanan ka hely macluumaad faro badan
 
 Akhriste - 2006-02-19 12:51:14mukhtar - mukhtarguga2hotmailcom
 Waa buug qiime leh
 
 Akhriste - 2004-02-26 14:50:53Hussein Hassan Badmah - kinder_hilfe@yahoo.de
 Aad baan ugu mahadnaqaya A.Ali iyo Redsea Online-ba.
Jidhidhico ayaa jidhkayga ka kacday,ilmo ayaa indhahayga ku soo joogsatay,dhidid ayaa wajigayga isku soo taagay,dibnaha ayaa doonay inay erayo ku dhawaaqaan way se hadi waayeen markaaan qac ku siiyay indhaha buugan,markaan baahida loo qabay hawshaad ku kacdeen niyadaydu daalacatay.Aayaha waxaan hubaa inay dad badani ku barwaaqoobi dhoonaan,kana dhergi doonaan buugaag ay u baahnaayeen,in badana ay haybinayeen siday u heli lahaayeen.Hubaal weeye aniga iyo caruurtayduba waxtar weyn inaad noo leedihiin,buugaana hadalkiisaba daa!
H.H.Badmah
 
  | | Faallee buuggan / Comment this book | 
 | 
 | | Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badanREDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section
 | 
 | 
 |  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		|  |  
		|  | A brilliant work co-ordinated through many continentsby Rhoda A. Rage.
 Read it more | 
 |  
 
 
 |   |