header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


redsea-online.com: Events

Search on This Topic:   
[ Go to Home | Select a New Topic ]

Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2015 Tartankii 8aad

Bandhig
Seeska Hiddaha iyo Dhaqanka ee “Redsea” iyaga oo duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah jiritaankooda oo ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigista, fidinta hiddaha iyo suugaanta; xoojinta fanka iyo farshaxanka; baahinta dhaqanka qorista iyo akhriska iyo gaar ahaan kobcinta qoraalka Af-Soomaaliga, waxa ay soo bandhigayaan Kulankii Siddeedaad ee ku baratanka Sheeko Curinta Toolmoon, "Sheeko iyo Shaahid".


In December 2014, the Hargeysa Cultural Center launched a temporary display of rare books on Somaliland, Somalia and Djibouti. This collection of rare books focuses in particular on publications from the colonial era, and comprises books donated to the library by friends from different countries. Through this exhibition and other similar activities, we hope to raise awareness (amongst researchers, students, ordinary citizens, etc....) about the books that are available to the public in our library.

See selected titles from the books in display


Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2014
Tartankii 7aad

Redsea Culture Foundation iyaga oo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah jiritaankooda oo ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaya taabbagelinta dhigista, fidinta hiddaha iyo suugaanta; xoojinta fanka iyo farshaxanka; baahinta dhaqanka qorista iyo akhriska iyo gaar ahaan kobcinta qoraalka Af-Soomaaliga, waxa ay maalin gaar ah u qoondeeyeen soo bandhigista go'aammada kulankii toddobaad ee ku baratanka sheeko curinta toolmoon, "Sheeko iyo Shaahid."


HIBF_Photo_training_day_1©Kate_Stanworth20-small

Photography is one of the most powerful and immediate ways of sharing stories with people across the world, as well as being one of the currently desired professions rapidly gaining grounds. Hargeysa International Book Fair announces its second creative photography training sessions prior to the opening of the Book Fair. The training sessions will take place at the new Hargeysa Cultural Center.

The training sessions will be delivered by our guest Kate Stanworth assisted by former 2013 trainee Mustafe Saeed. Kate is a London based documentary photographer who travelled to Somaliland for the first time in 2012 to photograph the local elections. She returned to exhibit her work in 2013 at the Hargeysa International Book Fair, where she delivered a series of photography workshops. Her photos of Somaliland featured on the BBC website and BBC World TV. Kate works in association with PROEXPOSURE, an organisation that trains aspiring photographers and filmmakers from every corner of the world, empowering them to tell their own stories from their own unique perspectives.

This course is designed for photography enthusiasts and those who might use photography as part of their work, including journalists, NGO workers and aspiring artists. It includes an introduction to different forms of photography, guidance on how to take good photographs, practical portrait sessions and a self-led assignment which will be evaluated within the group. Past students have gone on to exhibit their work in a London gallery.


Xuska Qaran ee Maalinta Dhallinyarada Somaliland – 20 Feeberwari

Dhallinyarada Somaliland ee ku nool magaalada Landhan waxa ay kugu martiqaadayaan in aad kala soo qayb gasho xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland oo ku beegan Khamiista 20ka Feeberwari. Kulankani waxa uu ka dhici doonnaa daarta Oxford House ee bariga magaalada Landhan, 6da fiidnimo. Waxa lagaga hadli doonnaa ahaanshaha iyo kobcinta qaran ee Somaliland, waxa na madasha ku wada hadli doonna dhallinyaradii shalay iyo kuwa maanta. Meelo kale oo laga xusayo maalintan ayaa lala xidhiidhsiin doonnaa doodaha.


[Kayd.org] Book presentation: The Orchard of Lost Souls, by Nadifa Mohamed Chaired by Saynab Mahamud.

Kayd Somali arts and Culture would like to invite you to a conversation with Nadifa Mohamed who will present her new novel “The Orchard of Lost Souls”, Saturday, 5th of October, 6pm, Oxford House, Derbyshire Street, London, E2 6HG.


Programme of events: 18-27 October 2013

Kayd Somali Arts and Culture, Redsea-online Cultural Foundation and other partners are proud to announce the programme of Somali Week Festival 2013. This year’s festival will run from Friday 18th to Sunday 27th October at Oxford House, Derbyshire Street, E2 6HG.

Download from this link: The Programme of Events: 18-27 October 2013


Sheeko iyo Shaahid 2013
Sheekooyinka ku guuleystey sannadkan

Guddiga Qiimaynta Sheekooyinka ee Baratanka Sheeko iyo Shaahid 2013, waxa ay soo saareen taxa sheekooyinka ku guuleystey baratanka sannadkan kaalmaha kowaad, labaad iyo saddexaad.

Kaalinta kowaad:
Xamse Cabdi Ibraahim (Qoor cadde)
Baadigoobkii jannada bayhoofkii ka dambeeyay

Kaalinta labaad:
Saddaam Xuseen Carab
Maalmihii madoobaa

Kaalinta saddexaad:
Cabdiqani Xasan Ismaaciil
Waayihii Weris Mooge iyo qoyskeeda


Sheeko iyo Shaahid 2013
Sheekooyinka wajiga kama danbaysta usoo gudbey

Guddiga Qiimaynta Sheekooyinka ee Baratanka Sheeko iyo Shaahid 2013, waxa ay soo saareen taxa sheekooyinka ka soo gudbey wejigii labaad ee baratanka, isugu na soo hadhay kala saarista kama danbaysta ah. Sheekooyinkani waxa ay u kala hormarsan yihiin sida magacyada qoraayadu ugu kala horreeyaan alifba'da (alphabetical order), mana aha in ay si kale u kala sarreeyaan. Guddiga Qiimayntu waxa ay ku dhawaaqayaan sheekooyinka ku soo baxa kaalmaha Kowaad, Labaad iyo Saddexaad kulanka Sheeko iyo Shaahid ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa.


Join us for the Hargeisa International Book Fair in Hargeisa, Somaliland

Redsea-Online Cultural Foundation and its partners are delighted to invite you to the sixth Hargeisa International Book Fair (HIBF) taking place from the 16th to the 21st of August 2013 in Hargeisa, Somaliland.

Hargeisa International Book Fair has grown exponentially over the past six years, both in size and significance. It not only represents the main platform for the arts in Somaliland, but it is now one of the largest public celebrations of literature in East Africa.

The main aim of the HIBF is to promote a culture of literary arts through reading, writing, and engagement with authors and artists, and to make books, by local and international writers, accessible to members of the public. We aim to enable and encourage young people to access a range of cultural heritages and to stimulate their own creativity in order to bring about a revival of all forms of arts and human expression, including painting, poetry reciting, storytelling, drama composition and writing.


Social Community
Join us today

There are currently, 173 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com