Waxay dadkii markii danbe lahaayeen:
“Waligay maan arag bandhiggaas mid la mid ah.”
“Faa’idadii aan ka helay bandhigga labadaas cisho waligay ma aan faa’iidin.”
“Bandhiggaas waxa loo soo agaasimay si cajiib ah oo daacadnimo leh.”
“Bandhiggaasi damiirka dadka ayuu dib u soo nooleeyay.”
Hadalladaa iyo kuwa kale oo la halmaalaba, waa hadallo ay yidhaahdeen marti-sharaftii ka qayb galay bandhig-buugeedkii qiimaha badanaa ee lagu qabtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Author: Aadam Xaaji Cali Axmed (aadamhaji at yahoo dot com)
Version: 1.0 Filesize: 2.90 MB