RSOL Banner
Somali Week Festival
23-31 October 2009
Derbyshire St., Bethnal
Green, London E2 6HG
www.kayd.org
  Create an account
 
Somali Spelling Checker
!NEW NEW NEW!

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion
GREGORIAN

::
ISLAMIC


SOMALI


Net!Photo of the Week
Suggest one

Mooge Festival / Hargeysa International Book Fair - 2009

Mooge Festival / Hargeysa International Book Fair - 2009


Old Articles

[ List all articles ]

Wisdom of the Day
...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note
order it today


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Cabdillaahi Cawed Cige
Ladh
Ponte Invisibile, Pisa, 2005
ISBN: 88-88934-04-9 - sheeko
Qiimaha: 14.50 US$

Ladh waa sheeko male-awaal ah oo uu abwaanku gebi ahaanteed maxkadiisa ka abuuray. Haddana waa sheeko aad ugu dhow xaqiiqooyin badan oo ku dhacay dad maanta xay ah. Waa sheeko qof waloo soddonkii sannadood ee u danbeeyey garaad lahaa uu iska dhex arki karo. Waa bilowgii hanaqaadka ugubnimo ee Khadiija oo ku raad-dhaqaajisay Hargeysa ilaa gebagabadii nolosheeda iyo geeridii foosha xumayd ee ay kula kulantay carro ingiriis.

Kul dalbada koox ahaan si aad kharajka boosta u yarayso. Kooxdii ama qofkii soo dalbada 10 xabbo oo isku xidhan wuxuu helayaa 10% oo qiimejabin ah.

Haddaad rabto inaad dib ugu qaybiso buuggan magaaladaada ama dalkaaga, nalasoo xidhiidh: slbooks@redsea-online.com.

Order it now


Cabdillahi Cawed Cige wuxuu muddo ku beegan sannadkii 1965kii ku dhashay goob u dhow jeexa Ceel Madoobe oo boqol iyo waxoogaa km dhinaca Hawd ka xigta magaalada Burco.

Wuxuu waxbarashadiisii ugu horraysay ka bilaabay mareegta maqasha halkaas oo uu ka qaybqaadanjiray qool gelinta naylaha yaryar. Wuxuu u gudbay barashada sida Waxaraha yaryar qalwada loogu guro. Waxa taas u xigtay raacista maqasha oo khibradihii uu ka korodhsaday ay ka mid ahayd in marka dhalcadu kululaato maqashu haraaryo u go'do.

Muddooyinkii ku xigay wuxuu u tallaabay mayricista adhiga, isaga oo ugu dambayntii gaadhay heer uu ka qaybgalo aroorka.

Sannadihii u dhexeeyay 1975 - 1984 wuxuu sida farta loo qoro ku bartay dugsiyada Shiikh Ibraahim iyo Farsamada Gacanta ee Burco(ITB). Sannadkii 1985kii ayuu ka gudbay badaha wuxuuna u tallaabay carriga Ingiriiska oo uu qaxooti ku yahay.

Jaldiga Buugga
Halkan ka eego sawirada jaldiga oo waawayn

LADH – buug yaab leh
by Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”
Sweden.

Cabdillaahi Cawed Cige’s ‘Ladh’ (Anguish) is a common Somali painful story narrated poetically in an exceptional way.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2009-08-17 10:18:01
    amiin - amiinhiigsi@hotmail.com
    i like to read this book its very important to
  2. Akhriste - 2009-07-26 15:42:20
    Mubarak Ahmed Ibrahim - buushaale1@hotmail.com
    Waxa aad iigu farxad ah inaan halkan ku gudbiye wixii faalo ah ee an ka hayo buugan LADH ee uu qoray A/lahi waa buug fiican runtii laakiin waxan odhan lahaa aad ha loo tifo tiro waayo waxa jira waxyaabo badan oo aan dhaqankeena iyo diinteenuba aanay inoo ogalayn waad maxad santihiin dhamaantiin.
  3. Akhriste - 2009-01-26 14:21:34
    iidoow muuse - iidoow1@hotmail.com
    Wanku faraxsanahay buugan iyo dadka so alifay wana kumahadsantihin
  4. Akhriste - 2008-05-19 02:52:43
    jamal - jamaal11@hotmail.com
    Asw Awala Run Ahatii Waa Buug Aad u Qiimo Badan Ayna Ku jirto Muti Muhiim Ah , Taas Oo Wax Tar Uleh Daka Aan Ku Dhalan Wadan kooda Kuna Bar Baray Wadamo kale Thanks By Jamaal
  5. Akhriste - 2008-03-22 02:17:53
    caydiid - adeer1988@hotmail.com
    waxaan rabaa buugaan oo dhamays tiran ladh waa iga codsi
  6. Akhriste - 2008-03-02 02:46:23
    ahmed Guhad - saajid_16@hotmail.com
    wad salaman dhaaman walaalhay somaliya waxana urajaynaya nabad waaartaa ilahaygi wadamada kale kadhiga nabaad hanasiyo naabad waartaa
  7. Akhriste - 2007-11-24 10:44:16
    xaliimo - fatxi_01@hotmail.com
    wallal ha waa maxayna
  8. Akhriste - 2007-08-17 10:57:17
    cabdiraxman - c/raxman_80@hotmail.com
    walaal waxan uu bahanahay inaan isbarano hadlo badan iyo ariin sheeko walaal noo soo dira emailada hablahaa sida iyo nabad galyo
  9. Akhriste - 2007-05-25 09:44:42
    said - saidabdi_007@hotmail.com
    shamaan waa ay salaaman yihii akhyaarta oo idil. intaas kadib aniga waxaan jeclaan lahaa Buug jacayl ah oo dad waynaha oo dhami markay akhristaan ay dareemaan jacaylkiu in uu jjiro
  10. Akhriste - 2007-04-03 17:54:50
    KHAMAR - khamar-12@hotmail.com
    wallahi shekadaan caadi mahan anigana waan ka helay walaal yaal macaan aniga markaan waa marki igu horeesey macaan ayaal aniga waxaan ba kahelaa shee koo yinka somaaliga waxkale kaama rabo walaalyaal hadaan wax aqrinaayo somali walaala ayaak maxaaan kaloo nii sheegaa hee warki baa idiidee
  11. Akhriste - 2007-03-04 12:29:04
    adam farah egeh - aadan_afc@hotmail.com
    waa buug run ahantii aad iyo aad u xiso leh ayne ku jirto murti iyo hadalo runtii xaqiiqo ah
  12. Akhriste - 2007-02-25 10:34:00
    ahmed deag - tawfiiq5@hotmail.com
    not bad
  13. Akhriste - 2006-08-24 13:50:28
    majid - majidyare@hotmail.com
    i read these book and its do good
  14. Akhriste - 2006-08-13 03:33:24
    good - farxaan141@hotmail.com
    maxaa kasheegi kartaa jacayl iyo colaad wallaalobay bmase la kulantay
  15. Akhriste - 2006-04-12 19:40:00
    MOHAMED ABUKAR - MOHAMED0512@HOTMAIL.COM
    WAXAAN RABAA INAAN IIBSADO BUUGA lADII EE FADLAM MA II SHEEGI KARTAA HALKA LAGA HELO WADDANKA UK MAGAALADA LONDON THANKS
  16. Akhriste - 2005-11-15 10:26:09
    deeqa - deeqa_elmi@yahoo.com
    walaal waxaan doonayay sida websiteyada qaar buugaagta ay soo dhigaan lo akhrisan karo in aad noo fasaxdaan idinkoo raaliya in aaanu ka akhrisan karno netka markasta oo aanu galno.fadlan meel lagu iibiyo iyo boos la dhigaba ma garanayo ee ii fasaxa in aan halkan ka akhristo anoo jecel buugaagta sheekooyinka somaliga.
  17. Akhriste - 2005-10-23 11:07:17
    ifrah - ifrah692@hotmail.com
    aslamu caleykum , walal waxa aan araba in aan dalabdo buga ladh marjkaas halke ayan ka ibasan karaa byeeee >>>>>> >>>>>> JAWAAB REDSEA-ONLINE >>>>>> Walaal Ifraax halkan click garee oo buuxi foormka ku yaal. Boosta ayaa laguugu soo dirayaa.
  18. Akhriste - 2005-10-07 03:11:14
    haashim - haashimcanadi@hotmail.com
    student need for help side of education
  19. Akhriste - 2005-09-10 08:08:07
    Rhoda A. Rageh -
    I am reading "Ludh" right now and enjoing every bit of it. The book is a fantastic fiction from the mind of a brilliant, funny, eloquent and enthusiastic writer. I am enjoying his keen observation. "Ludh" is a painful story that even I find myself in it. It reminds me of one day in Washington when I met a journalist and asked him about my hometown Hargeisa. She looked at me with pity in her eyes and told me"your city is depressed and your people live under curvew that starts at one." Every Somalilander should read this book. Every other Somali should read without prejudice and if they find themselves in there so be it. Good Literataure is one that entertains as well as ruffles feathers. If you are those whose feathers are ruffled by it then that indicates its greatness and its universality as timeless literature. I applaud Abdullahi and encourage him to continue writing. Rhoda A. Rageh
  20. Akhriste - 2005-09-09 08:14:08
    cilmi - cilmi_cishqi@hotmail.com
    waxaad ku mahadsantihiin sida buugaan loo soo diyaariyay waana u bogay aniga ok
  21. Akhriste - 2005-09-03 14:14:34
    qaldaan9 - qaldaan9@hotmail.com
    walaal ii waran sidee tahay ma fiican tahay,xaalda ka waran soow caadi ma aha.
  22. Akhriste - 2005-09-03 14:12:08
    abdifatah - abdifataha@hotmail.com
    walaal ii waran sidee tahay
  23. Akhriste - 2005-07-27 13:33:58
    mohamed ilmi faqash - tawfiiq5@hotmail.com
    buugani waa buug aad u wanaagsan muhimad iyo qiimo balaadhana u samaynaya afka soomaaliga iyo waliba suugaanta soomaaliyeed, waanad ku mahadsan tihiin sida haboon ee aad usoo bandhigeen.
  24. Akhriste - 2005-05-15 09:04:59
    nadia omer - nadia_omer@hotmail.com
    runtii waa buug aa dhadhan lahyn wax qiima ahan wadan..qoraakuna aad ayuu ugu lidaa habaka sheekooyinka loo qoro ....markaas aniga buugan i muu cajbin waad mahadsandhay
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Who's Online
There are currently, 87 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


Naadiyada Akhriska
· Ogaysiis: Naadiga Hargeysa
· Ogaysiis: Anfac - Ceerigaabo
· Ogaysiis: Naadiga Timacadde - Gebilay
· Ogaysiis: naadiga Halkaraan - Burco
· Ogaysiis: Naadiga Berbera

REDSEA-ONLINE SHOP
HARGEYSA

Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Bishaaro!

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 2aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland
Voice of Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick
Maqaal Xul Ah

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


What is new

[ News archive ]

Search With Google
Google

www
redsea-online.com


Gobannimo Bilaash Maaha!
www.redsea-online.com