header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Mustapha Harrir
FAYA-DHAWR
Fayadhawr Publications, , 2007
ISBN: 978-1-60461-525-8 -

FAYA-DHAWR CUDURRADA, DAAWOOYINKA IYO EREY-BIXINTA CAAFIMAADKA

Muxuu buuggani ka hadlayaa?

Cudurrada dadka ku dhaca kuwa ugu badan mid waliba waxa uu yahay, astaamaha lagu garto, sida lagaga hortago, sida loo kala qaado, qalabka lagu ogaado, haddii uu jiro tallaal lagaga hortagaa, dhibaatooyinka uu leeyahay iyo sida loo daaweeyo. Erey-bixinta caafimaadka oo gaadhsiisan saddex kun oo lagu bilay habka ugu fudud ee uu qof walba ku fahmi karo. Daawooyinka aadka dadku u cunaan min waliba waxa uu yahay iyo sida loo isticmaalo. Caafimaaad darrada laga helo qaadka la cuno, sigaarka la cabo iyo gudniinka fircooniga ah.


Qoraha buugga Caafimaadka Aasaasiga ahi waxaa uu ku dhashay magaalada Hargeysa. Waxaana uu dagana yahay cariga Maraykanka Gobalka Ohio, isaga oo halkaa arday ka ah qaybta dhakhtarnimada. Waxa uu imaka u shaqeeyaa laba cusbitaal oo ku yaal magaaladaas.

Waxa uuna hore ugu soo shaqeeyey American Red Cross, The Ohio State University Hospital, Ohio Health. Horana waxa uu u qoray buug layidhaa Buugga Caafimaadka. Mustaqbalkana waxa uu damacsan yahay in uu buuggan laba sanno kadib dib u soo saari doono haddii alle idmo isaga oo aad ka heli doonto wax kasta oo aad caafimaad uga baahan tahay.


Yaa uu faa'iido u leeyahay?

Qof kasta oo afka Soomaaliga akhriyi kara oo doonaya in uu cilmi iyo aqoon kororsado. Kalkaaliso, kalkaaliye iyo qofkii cilmiga caafimaadka wax ka bartay ee doonaya in uu kororsado cilmiga buuggan ku qoran.

Dhammaan dadka farmasiyada waddanka gudihiisa ku haysta, si ay tayada iyo aqoontooda u horumariyaan.

Turjumaan kasta oo cusbitaalada iyo goobaha caafimaadka ka shaqeeya oo doonaya in uu cilmiga caafimaadka wax badan ka ogaado.

Qofkii cudur hayo ee raba in cudurka haya isagoo af Soomaali ku qoran in uu akhristo, si uu u fahmo xaqiiqada cudurka ku xeeraan.

Dadka u shaqeeya hay'adaha caafimaadka ee raba in ay cilmi kororsi sameeyaan.

Dhakhaatiirta dabada wax ku bartay ee doonaya in ay erey-bixinta caafimaadka Soomaaliga bartaan. Dhakhaatiirta waddanka gudihiisa jooga ee raba in ay aqoon korodhsi ku sameeyaan aqoonta cusub ee buuggu xanbaarsan yahay.

Qofkii doonaya in uu buug caafimaad qoro si uu raadraac ugu sameeyo.

Sidee ayaan ku heli karaa?

Haddii aad ku nooshahay gobalka Ohio ee magaalada Columbus hore u gaadh maktabada Tawakal ee ku taal Global Mall.

Waxaad kale oo aad ka dalban kartaa halkan;

fayadhawr@gmail.com

This is an essential reference book that should be utilized as a handbook in hospitals, schools, libraries, as well as, in the home. The book of "Medical Terminology, Medications, and Diseases", can also be used as a guidebook for language interpreters along with additional people wanting to understand more about healthcare and medicine. The book is extremely thorough and can be incredibly helpful for people that want to be better informed about global healthcare everywhere. In view, this book is especially valuable for Somali people that live all over the world today.

Features
More than 3000 English to Somali translated medical terminology.
300 of the most popular medications prescribed and what they are used for.
Over 70 of the most common diseases and descriptions, causes, risk factors, warnings (symptoms), tests, preventions and treatments. Health risk concerning women circumcision, Khat and tobacco. Common medical abbreviations.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-08-14 03:42:17
    mahamed dek haji hassen husein - m.d.3h@hotmail.com
    asc marka hore walaalayaal waad mahad santihiin aqoon yahanada soomaaliyeed ee u istaagay inay dad kooda mugdiga kasaaraan walaal intaa kadib anigu waxaan ahay arday barta caafimaadka dep,pharmacy walaal waxaan joogaa gaar ahaan gobalka soomaalidu dagto jijiga waana ubaahanahay ee walaal sen kuhelaa adress kaygu waakan +251915009251 ciwaankayguna waakan korkuxusan m.d.3h@hotmail.com
  2. Akhriste - 2008-09-04 06:49:24
    liibaan cali muumin - liibaan_112@hotmail.com
    aad baan usalaamayaa qoraag buugan si xikmada le hee uu soo badhdigay buugan hambalyo ayaan leenahay bye
  3. Akhriste - 2007-09-15 08:19:26
    deeqo - shoobto2003@hotmail
    wan idin salamay walaal buugan halke ka heli karaa waa bug aad u xiiso badan fadlan waxan idiinka codsanayaa in ad ila socodsiisaan wa mahad santihiin
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 240 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com