header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

FADLAN NALA SOO XIDHIIDH
si aad u buuxiso waxyaabaha ka maqan xogta aanu u baahanahay si aanu u daabacno boggan

Mustapha Harrir
Caafimaadka Aasaasiga ah
qoraaga ayaa daabacay, USA, 2007
ISBN: 978-1-4243-3133-8 -

(The fundamentals of Health)

Waxaana uu buuggani muhiimad wayn siinaya oo uu sharaxaad dheeri ah ka bixinaya Dhiig-kar, Macaanta, Qaaxada, Dabaysha, Gawracatada, Qaamo-qashiir, Hargabka, Xiiq-dheerta, Teetanada, Jadeecada, Jadeeco-jarmal, Hablo-baas, Durayga, Cagaarshaw, Eeydhiska, Jabtida, Sigaarka, Qaadka, Gudniinka hablaha, E-ery-bixinta caafimaadka iyo Daawooyinka.

Qoraha buugga.

Waxaa warbixin dheeri ah laga helikaraa qoraaga buuga:
Mustapha Harrir: xariir@doctor.com

Buugga waxaa laga dalban karaa:
UK: Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan) suldaan@aftahan.com


Qoraha buugga Caafimaadka Aasaasiga ahi waxaa uu ku dhashay magaalada Hargeysa. Waxaana uu dagana yahay cariga Maraykanka Gobalka Ohio, isaga oo halkaa arday ka ah qaybta dhakhtarnimada. Waxa uu imaka u shaqeeyaa laba cusbitaal oo ku yaal magaaladaas.

Waxa uuna hore ugu soo shaqeeyey American Red Cross, The Ohio State University Hospital, Ohio Health. Horana waxa uu u qoray buug layidhaa Buugga Caafimaadka. Mustaqbalkana waxa uu damacsan yahay in uu buuggan laba sanno kadib dib u soo saari doono haddii alle idmo isaga oo aad ka heli doonto wax kasta oo aad caafimaad uga baahan tahay.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-11-14 02:45:35
    DrLaska - las_anod1@hotmail.com
    Marka hore waxaan salaan sare hawada umarinayaa dhamaan umada soomaliyeed inta hagaagsan, bacda salaam waxaan umahad celinayaa Dhamaan Qorayaasha soomaaliyeed meelkasta oo ayjoogaan runtii waxaan idinleeyahay wad mahadsantihiin xoojiyana hawshan wanaagsan ee aad haysaan,
  2. Akhriste - 2008-11-24 07:17:35
    Ahmed Hassen M. - hassenahmed79@yahoo.com
    Waa buug Muhiim ah, laakiin wakhti fog ayaa loobaahnaa inaan helno inkasta uu soobaxay hadana mayna helin dhalinyar badan oo soomali ah oo kunool Ethiopia una baahnayd/ubaahan eray bixin badan oo ku adag inay kufahmaan luuqadooda maadama loogu turjumo haday dhacdo luuqada Amxaariga markaas waxaa adkaan sidii loogu garanlahaa afsoomaali, sidaas awgeed Fadlan soogaadhsiiya meelha ay kunooshahay soomaalidu dhamaan si loo helo. Thanks alot...
  3. Akhriste - 2008-06-22 15:30:01
    ahmed - amdi_isak@hotmail.com
    waxaan rabaa in aan wax ka ogaado dhiiga mar kaca marka dega marna dhex dhexaad ah mar nowonaya 12/80 marna 140/90 marna 100 70
  4. Akhriste - 2007-11-07 08:48:20
    shaafici - shaafici55@hotmail.
    waalaal waxaan rabaa in aad ee sheegto calaamadaha cudurka jabtida iyo daawadeeda ioy sidookali qaaxada mahadsanid
  5. Akhriste - 2007-10-01 17:30:10
    abdishakuur maxamed cismaan askar - shaarub10@hotmail.com
    scw marka hore waxa aan halkan salaan qaali ah hawada usoo marinayaa dhamaan shaqaalaha shabakada redsea online intaa kadina waxa aan aad ugu faraxay sida u qooraga buugan u qoray buugiisa waana wax lagu farxo oo dad badani kaafidi doonaa inshaalaah
  6. Akhriste - 2007-06-19 23:35:08
    Muna - munalisa19@hotmail.com
    Asc Wr Wb ..aad ayaan ugu faraxsanahay wiil soomali ah oo dadaalkaan sameenaya uguna faa'idaynaya dadkiisa mostafa walaal dadaalkaga halkas ka wad waxaana rajeynaya inaad buugaag kale noo soo saari doonto ....aad ayad u mahadsan tahay Mustafa walaal..
  7. Akhriste - 2007-05-16 12:39:44
    Muuna - muna1111@yahoo.com
    asalama calykum, marka hore waxa aan halkan ka salamay dhamaan dadka somaliyeed meelkasta oo aay jooganba, gaar ahaan qoraaga bookan mustafe xariir, waanu ku mahdsan yahay booka sidan wanagsan ee uu uqoray. hadiii aan boogan o aan akhriyay wax idinka sheego horta book gan waa book aad iyo aad u muhiiimd ah oo fican in qof kasta oo somali ah melkasta u jogba ka faa'idaysto, run ahaanti marki aan akhrinayay waxyaabo badan oo aan u bahna ayaan ka bartay gaar ahaan caafimadka iyo dawooyinka, waxay ahaayne wax aad igu muhiim ah in aan barto ama ogaaado runti aniga wuux ii ahaa faa'ido aad u wayn waanu i anfacay, waxan rajaynaya idinkuna in aaydun ka fa'daystan doontaan oo ila arkin dontan waxa aan bookan ku arkay. Marna ma filaynin in uu booka sidan ah oo af somali ku qoran ama wax kasta oo cafima aan uga bahnayn soo baxaayo lakin alhamadulaiha qoraagu wuu ku gulaystay waanu so baxay. I hope in uu soo saro mid kale oo kan la mid ah si aanu uga faidaysano. thanks alot mustafe
  8. Akhriste - 2007-04-18 21:56:02
    Cali Farax - calia@yahoo.com
    Buug caafimad ka hadlaya Somalidu way u baahan tahay
  9. Akhriste - 2007-03-20 04:23:01
    maxamuud cismaan - xaashi202
    waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo jicil wax barashada sidoo kale caafimaadka waad ku mahad santihiin dadaalkiina
  10. Akhriste - 2007-03-20 04:22:03
    maxamuud cismaan - xaashi202
    waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo jicil wax barashada sidoo kale caafimaadka waad ku mahad santihiin dadaalkiina
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 280 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com