| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
 
      Georgi L. Kapchits Hubsiimo hal baa la siistaa The Way, Mosko, 2002 ISBN: 5-86748-072-0  
  Hubsiimo hal baa la siistaa waxaa ku qoran maahmaahaha Soomaaliyeed kuwa ugu caansan oo lagu ogaaday aqoonbaadhis uu Dr. G. Kapchits ku sameeyey ammintii u dhexaysey 1998-2001dii, beelaha Soomaaliyeed ee deggen Jarmalka iyo Denmark. 
  | 
 
    | 
  
 
      Maahmaah kasta waxa ku ladhan hal-tebinteedii oo Af-ingiriisiya. Faahfaahin dheeraad ah meeshii u baahanna waa lagu daray. Hordhaca buugga waxaa lagu soo bandhigay ujeeddooyinka iyo hababkii baadhitaanka loo sameeyey, habka kala sooca maahmaahaha iyo qaadaadhig ku saabsan sawraca suugaanta Soomaaliyeed.  |   
 | 
  | 
Social Community 
	
		| Join us today | 
	 
	
		
		There are currently, 414 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free! 
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |