| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
| Noo sheeg buug afsoomaali ku qoran |  
  |  
  |  
  |   
| 
Fadlan noo fududee sidii aanu u ururin lahayn xogta rasmiga ah ee buuggan aad nagula talinayso. REDSEA-ONLINE.COM waxay la xidhiidhi doonaan cidda aad nagula talisay inaanu buuggan warkiisa ka helayno, waxaana suuro gal inaanu dib kuula soo xidhiidhno. Haddii aadan si fiican u xasuusan meesha lagu daabacay, cidda daabacday, sannadka iyo cinwaanka toona, fadlan geli wixii war ah ee aad filayso inay na caawin karayaan halka u banaana faalada. Intaadan soo dirin ka hubi halkan in buuggu uu hore ugu jiray liiska buugaagta ku taxan REDSEA-ONLINE.COM oo haddii uu ku jiro soo diro Faallo ku saabsan buuggan. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |