| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
    Sharciyada hoygan si buug loogu daro: su'aalo iyo jawaabo
    
    	- Waa maxay hoygani maxayse tahay ujeedadu?
 	
	- Maxaa loo baahanyahay si loogu xayaysiiyo buug afsoomali ku qoran halkan?
 
	- Yaa ku dari kara buuggayga afsomaliga ku qoran ama buug aan akhriyey oon ku talinaayo in lagu daro halkan?
	- Qofkastaa wuu noo soo jeedin karaa in lagu daro liiskan buug afsomali ku qoran oo uu akhriyey/day amase 
		isagu/iyadu qoray/tay. Waxaanu idinku dhiiri galinaynaa inaad noo soo sheegtaan buug kasta oo aad
			u aragtaan inuu nasteexo u qoran. Buuxi foomkan, 
			markaa REDSEA-ONLINE.COM ayaa eegaya taladaada oo go'aan ka gaadhaya.
 
	Si buugga aad soo jeedidsay halkan loogu daro, conditionka kaliya ee REDSEA-ONLINE.COM ay ku xidhaysaa 
		waa in buugga ay arkaan oo ama qofkamid ah 
		REDSEA-ONLINE.COM uu iibsaday buugga amase uu meel kale ku arkay (laybareeri, iskuul, iwm.). Haddii aanay 
		taasi suuro gal ahayn, REDSEA-ONLINE.COM waxay la xidhiidhi doonaan qoraaga si uu nuqli ugu soo diro.  
	  	
	- Habkee buugta lagu galinayaa liiska?
		- Qoraaga ama qof kale ayaa halkan soo galinayaa 
		buuga warbixintiisa (cinwaanka, qoraaga, waxa uu ka hadlaayo, iwm);
		
 - Maamulaha qaybtan uga mas'uulka ah REDSEA-ONLINE.COM wuxuu waydiinayaa bahda REDSEA-ONLINE.COM in 
		qof kamid ahi arkay/haysto buugaas;
 
		- Haddii aanay jirin cid haysaa markaa Maamulaha ayaa qoraagaa dib ula xidhiidhayaa inuu nuqli ugusoo 
		diro qofkamid ah REDSEA-ONLINE.COM;
 
		Marka REDSEA-ONLINE.COM ay helaan buugga way sawirayaan jaldiga (scan), waanay eegayaan in uu 
		yahay buug xogtiisu ay faaiido u leedahay ummadda (ma jeclin in la takooro qoraalka uu qof qorey, 
		laakiinse buugtii ay bahda REDSEA-ONLINE.COM u arkaan inuu dhibaato keeni karto, fasax bay isu siinayaan
		inaanay halkan ku daabicin;  
		- Haddii Maamulaha uu markaa oggolaado, buugu wuxuu galayaa liiska 
		WWW.REDSEA-ONLINE.COM/SLBOOKS.
	
   
	- Maxaa lagu samaynayaa buugta laydiin soo diro si aad halkan ugu daabacdaan?
		- Bahda REDSEA-ONLINE.COM waxay mustaqbalka dhisi doonaan makatabad si lacag la'aan ah wax loogu akhrisado
		oo lagu kaydiyo gaar ahaan buugaata afsoomaliga ku qoran. Buugta aad noo soo dirtaan waxaa loogu tabaruci
		doonaa maktabadahaas.
	
   
	 	
    
    
     |  
  |   
Wixii aan halkan ku caddayn waydii AfSomali Books Section at redsea-online.com
 | 
  | 
Social Community 
	
		| Join us today | 
	 
	
		
		There are currently, 414 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free! 
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |