| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 
      | 
 
  Cabdiraxmaan Maxamed Abtidon Af Soomaali - buugga 1aad Gli Ronchi srl, Milano, 2008 ISBN: n.a. -  
  Buuggani wuxuu u fududeynayaa carruurta soomaaliyeed in ay ka bartaan qoridda iyo ku hadalka af-soomaaliga. Wuxuu ku saleysan yahay manhajkii wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta ee Soomaaliya iyadoo la casriyeeyey. Waxaa talo bixin ka jeediyey macallimiin dugsiyada hoose iyo khubaro dhinaca manaahijta.  
  | 
 
    | 
  
 
  
  Ka eeg warbixin dheeri ah qoraaga degalkiisa internetka. Guji halkan.    |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2012-02-14 19:15:15
   abdirahman - xariim77@hotmail.com  waxan rabaaa inaanka barto   ingleshka  iyo  quuqadeeya  huuyo inaanku barto
   	
   
- Akhriste - 2009-10-13 06:41:14
 hani - roosnew_love@hotmail.com waxaa rabaa inaan afsomaliga iyo englishka sifiican isugu barto
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |