| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 | 
     | 
 
  Khalid Cali Warsame Koobaha Afsoomaaliga self published, Nairobi, 2008 ISBN: 978-996-05-081-7 -  
  Qaamuus - waxa ku jira 53.425 erey oo afsoomaali ah. 
  | 
 
    | 
  
 
  
 FADLAN NALA SOO XIDHIIDH si aad u buuxiso waxyaabaha ka maqan xogta aanu u baahanahay si aanu u daabacno boggan  1930(1)-
Qardho    |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2008-12-16 10:17:52
 xamsexabiib - xamsexabiib@hotmail.com waxan ahay arday  jaamacadeed oo aad u xiiseeya afka soomaliga marka hawshan wada  dalka yaman ayaann joogaa
   	
   
- Akhriste - 2008-06-09 09:44:30
 cadnaan - cadnaan2012@hotmail.com walaal waxaan ubanahay hadii aad i awadi kartaan inaad isodirtaan kobigisa qamuuska af somaliga wad mahad santihiin
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |