| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 
      | 
 
  Georgi L. Kapchits Hubsiimo hal baa la siistaa The Way, Mosko, 2002 ISBN: 5-86748-072-0 - Suugaan 
  Hubsiimo hal baa la siistaa waxaa ku qoran maahmaahaha Soomaaliyeed kuwa ugu caansan oo lagu ogaaday aqoonbaadhis uu Dr. G. Kapchits ku sameeyey ammintii u dhexaysey 1998-2001dii, beelaha Soomaaliyeed ee deggen Jarmalka iyo Denmark. 
  | 
 
    | 
  
 
  
  Dr. Georgi Kapchits wuxuu dhashay 1939 kii. Sannadkii 1967 wuxuu ka qalin-jebiyey Istituutka lagu barto afafka Aasiya iyo Afrika ee ka tirsan Jaamacadda Moosko. Takhasuskiisu waa af-yaqaan u go'ay af-amxaariga iyo af-soomaali-ga.1967kii ilaa 1994 wuxuu ka shaqeeyey qaybta Soomaaliga ee idaacadda Moosko. Sannadkii 2000 kii ayuu difaacay PhD uu ka diyaariyey afsoomaaliga.   Maahmaah kasta waxa ku ladhan hal-tebinteedii oo Af-ingiriisiya. Faahfaahin dheeraad ah meeshii u baahanna waa lagu daray. Hordhaca buugga waxaa lagu soo bandhigay ujeeddooyinka iyo hababkii baadhitaanka loo sameeyey, habka kala sooca maahmaahaha iyo qaadaadhig ku saabsan sawraca suugaanta Soomaaliyeed.  |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2005-10-07 03:18:35
 haashim - haashimcanadi@hotmail.com student
   	
   
- Qoraaga - 2004-09-04 13:10:54
 hassan - hassan_mas@hotmail.com salaamu caleeku 
salaan kadib iga raalinoqda dhinaca faalada waayo faalo waxaa ka weyn dadka abaabulay oona isku daba riday mooqacaan quruxda badan waad mahad santihiin
midda kale waxaan u baahnaa buugaagtaan qaarkooda ee ii soo sheega meesha aan kaheli karo iyo qarashkooda ii soo dira katalooj ku qoron qiimaha bugaagta iyo magacyadooda siday u dhanyihinba  maahadsanidiin
   	
   
- Qoraaga - 2003-12-30 05:22:05
 abdirahman maxamed cisman - xaaji_2004@hotmail.com hubsiimo halbaa la siistaa
   	
   
- Qoraaga - 2003-12-30 05:19:35
 abdirahman maxamed cisman - xaaji_2004@hotmail.com waa dagal aduunayadu laba ay ku darsta waayahuna laba dabaq oo kala durugsan weeyaan
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |