| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 
      | 
 
  Yuusuf X Cabdillaahi Xasan Buuga afka hooyo iyo aqoonta guud Forfattres Bokmaskin, Stockholm, 2001 ISBN: 91-7910-339-1 -  
  Buugga afka hooyo iyo aqoonta guud Waa buug loogu talo galay ardayda dugsiyada dhexe sida fasallada 4-5 oo lagu baranayo Afkii soomaaliga iyo weliba aqoon guud oo ilmaha ka dhisaysa dhinacyo badan.
 
  | 
 
    | 
  
 
  
  Qoraagu wuxuu deggan yahay waddanka Sweden.
Waxaanu halkan soo galin doonaa taariikhda qoraha.
     |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2012-05-15 04:32:43
 Xabiba - qadiijo5@hotmail.com waa buug fiican ahane buug wax fiican laga baraan karo nice
   	
   
- Akhriste - 2010-11-14 22:27:21
 Maxamad shik cali - Qalinle26@hotmail.com Waxan soo dhawayheena Buuga afka hooyo anagoo ah shacabka ximan iyo xeeb waadna ku mahadsantihiin  
   	
   
- Akhriste - 2009-02-22 18:50:37
 Xuseen Qaasim - duuri1@hotmail.com Walaalaha Red Sea waan idin salaamay
Asc Wr Wb Fadlan adinkoo mahadsan waxaan idinka  codsanayaa Cinwaanka Qoraha Buuga Afka Hooyo & Aqoonta Guud Qoraa Yuusuf xaaji.   Mahadsanid
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |