| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
 
      Maxamed Sheekh Daahir Cawa daran Författares Bokmaskin, Stockholm, 2012 ISBN: 978-91-980469-0-8  
  Arla colaadeed, ayay ku barbaartay. Iyada oo curdin ah, ayuu madfac agooneeyay. Col inkaaran oo dad-cun ah, ayay haddana ceesh la wadaagtay. Naf-la-cararku meel uu caada u noqday, oo ciirsi la’aantu ay caam ka noqotay, ayuu - Yusur - waayuhu ku helay.
 
  | 
 
    | 
  
 
     Waxaad ka eegi gartaa bandhiga buugga halkan.
  |   
 | 
  | 
Social Community 
	
		| Join us today | 
	 
	
		
		There are currently, 384 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free! 
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |