Ogaysiis: Naadiga Hargeysa Maritiqaad - Hargeysa iyo Habeenka Qosolka
  |  
  |   
HARGEISA READERS CLUB (HRC) 
HARGEYSA & HABEENKA QOSOLKA" 
 
Waxaa sharaf noo ah inaan kugu casuuno inaad nagala soo qaybgasho caways loogu magac daray "Hargeysa iyo Habeenka Qosolka". Habeenkan waxaa marti inoo ah qoraaga " Diiwaanka Qosolka"  Jamaal Cali Xuseen oo halkaa ka akhriyi doona sheekooyin hal-door ah oo ku jira buugiisa sida wayn loo iibsaday ee " Diiwaanka Qosolka". Waxa iyaguna inagala soo qaybgali doona marti sharaf kale. Ka soo qaybgalayaashu waxay fursad u heli doonaan inay markii u horaysay su'aalo toos u waydiiyaan Jamaal Cali Xuseen. Faahfaahinta xafladdu waa sida tan: 
                                      
Cawayska: Hargeysa & Habeenka  Qosolka 
 
  
Martidda: Jamaal Cali Xuseen (Qoraaga Buuga "Diiwaanka Qosolka")         
 
  
Goobta: Maansoor Hotel, Hargeisa 
 
 
  
Goorta: December 17, 2009 (Habeenka Jimcuhu soo galayo), 7:00 fiidnimo 
  
 
  
Allaa Mahad leh,
  
Hargeysa Readers Club
 Hargeysa Readers Club Naadiga Akhristeyaasga Hargeysa Contents published on: 2009-12-10 (42050 reads) Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.  
 
 |