| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 
      | 
 
  Sayid Ahmed (Ahmed Jama) Somaliland - Xorriyaddii lixdankii iyo xilligii ka horeeyay. Forfattares Bokmaskin, Stockholm, 2002 ISBN: 91-7910-440-1 - Taariikh 
  Buugani waxa uu ku saabsan-yahay Taariikhda Somaliland. Intii ka horeysey 1960-kii. Waxa kale oo aad ka helaysaa Taariikhdii hore ee Somalida, tusaale ahaan xiligii Faraaciinta. Hadii aad xisaynayso Buugan Waxaad kela soo xidhiidhi kartaa qoraaga.  
  | 
 
    | 
  
 
  
  Sayid Ahmed (oo loo yaqaan Ahmed Jama "Sayid", laguna naanayso "Dhegay") waxaa lagala xidhiidhi karaa  gacanlibaax2001@yahoo.se    |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2011-08-31 05:25:59
 idil mohamed ibraahim canada - afnaan04@hotmail.com tariikhdii 1988 waxa uu ahaa waqti aad iyo aad u adag waayo waxa dhamaaday rag aad u badan hoyoyin badani waxa ay ku wayen caruurtodi walaahi waqti la xusi karo maaha waa waqti murugo leh ayuu ahaa
   	
   
- Akhriste - 2010-06-13 13:35:17
 garaad maxamed cusmaan - garaad_22@hotmail.com masha alaah waa buug fiican aad iyo aad ayaana u daneenayaa runtii inteen ka helaa waayo waxaan ahay wiil ku taqasususey taariikhda soomaaliya gaar ahaan gumeysiga talyaaniga haddane buuggg baan ka qorayaa
   	
   
- Akhriste - 2009-10-02 12:17:25
 Maxamed Sh Daahir Qaalib - qaalib55@hotmail.com Waad ku Mahadsan tihiin ururinta taariikhda Somaliland iyo afka somaligaba. waxanan idinkula talin lahaa inaad sii balaadhisaanururinta taariikhda somaliland.
   	
   
- Akhriste - 2009-09-26 14:08:25
 cabdi raxmaan - ibco25@hotmail.com  waad ku mahad santahiin taariikhdad uruurinaaysan 
   	
   
- Akhriste - 2009-07-25 03:07:17
 maxamed xuseen cali - bile06@hotmail.com waxaan doonayaa inaad ii soo dirtaan gabaydada laga tiriyey dhinaca dhalinyarta
   	
   
- Akhriste - 2009-07-24 12:08:17
 Abdirahman M. Jama - diiriye252@hotmail.com waa buug fiican oo loo baahanyahay.
waa buug cadawga somaliland ka nixi doonaan. waa buug ajaal-sha danbe ee somaliland wax u tari doona.
   	
   
- Akhriste - 2009-05-18 05:36:06
 cabdifataax - cabdifataax_88@homail.com waxa soomali land layidhaahdaa mahirto ee sidaa ku ogaada 
   	
   
- Akhriste - 2009-04-11 22:07:10
 mahamuod ahmed haid - xayd006@hotmail.com asalamu calaykum waxaan halkan hanbalyo iyo bogaadin ugasoo jeedinyaa dhaan qoraayaasha reer somaliland gaar ahnaan qaoraaga buugan waxaan kaakhriyey woxogaa markaa waxaan leeyhay ilahay ajar iyo xasanaad hagaa siiyo maskaxadan hauu barkeeyo waayo taariikhda waa maguurto waxanad kagali doontaa taariikhada baal dahaba waan wax loo aayi doon ooo budkeenaa dhaxalakaa iska le mustabal waxan ku soo gabagabaynayaa tixtii caanka ahayd ee hadraawi + qalinkaa wax suuureeya kugu sima halkaad doontid  saaxiib kal furan weeye waligaa hasiidaynnan suto fara ku hayntiisa
   	
   
- Akhriste - 2008-12-23 12:00:53
 musa - haji_musa@hotmail.com waa buug qiimo badan idinku amanayaaa hawsha wacan ee aad qabteen
   	
   
- Akhriste - 2008-06-22 23:21:49
 mahamed - mahamed_99_88@hotmail.com marka hore waad salamantin sxb marka xigta waxan doonaya inaad isoodirtan buuga somlaiga iyo af english ah marka intasan raba idinko raliya
   	
   
- Akhriste - 2008-04-20 13:47:57
 Vicky  Idalina - vickyidalina@yahoo.com walal wadku mahad san tahiihin hawsha ad haysan wanan idinku amanay dadalka adku samaysen sii buulshadu uga faido ruunti wanu ka faidnay balse waxan idinka codsanaya in ad iga cawiisan siidi an uu heeli laha buugagta qiimahale wanad ku mahadsan tiihin 
   	
   
- Akhriste - 2007-06-08 10:11:04
 amiin mahamed boqre - futherfantastic@hotmail.com waad mahad santihiin lakiin ahdii aad iiga baahataan wax tariikhdii saylac ah igala soo xidhiidha xagaasi waayo taariikhda ugu dada wayn weeyi saylac
   	
   
- Akhriste - 2007-04-07 13:17:15
 mr  taraag - taraag009@hotmail.com dhamaan waxaan salaamayaa   asxaabta o dhan iyo jamcada meesha isugu yimi  waxaan ku idhi  waxaan  u bahanahay in     buuga somaliland ah   laysoo sheego bartuu yaal waxaan u bahanahay wixii faah faahina iisoo gud biya fadaln
   	
   
- Akhriste - 2006-08-07 09:56:23
 xasan cabdilaahi cali - xasanbiitir@hotmail.com  marka hore salaan qaalı ıntaası ka bacdi walaalo waxaan baahane buuga fııcan somalıland wax ka qorayaa markaasi ii soo sheeg ınta la siiyo lacagta ıyo  london  uk xarunta laga helaayo wixii faah-faahın ah emilkaasi iigu soo sheeg  mahad sanid ok 
   	
   
- Qoraaga - 2006-02-19 02:29:04
 Sayid-Axmed - Gacanlibaax2001@yahoo.se Su'aasha uu Yaasiin soo codsaday in looga jawaabo, ee ku saabsan doorkii ay haweenku ku lahaayeen halgankii Somaliland. Runtii waa su'aal aan aad uga faa'iiday oo xanbaarsan dareen aad u ballaadhan. Haweenku goor kasta iyo meelkastaba iyo halgankastaba way kasoo qaybqaateen. Balse nasiib darro, inta badan dadka wax soo gudbiyaa ee waxqoraa waxay u badanyihiin rag. Sidaa daraadeed lama tilmaamo hawsha ama halganka dumarka oo ah ka koobaad. Haddaan su'aasha Yaasiin u soo noqdo. Buuggii ku saabsanaa taariikhda Somaliland intii ka horreysay lixdankii, oo aan anigu qoray, doorkii haweenku wuu ka maqanyahay. Su'aasha Yaasiin waxay ii tahay digniin, talo iyo in aan dib ugu laabto ururin halgankii oo dhammaystiran. Ugu danbayn waxaan ka codsanayaa akristayaasha soo booqda redsea-online inay isku dayaan jawaabta su'aasha Yaasiin. Waa mahadsantihiin.
   	
   
- Akhriste - 2006-02-18 13:28:12
 yaasiin maxamed - jaais1@hotmail.com walaal waxaan si xushmad leh idiinka codsanaya inaad iiga soo jawaabtaan dumarkii u soo halgamay gobanimo doonka soomaliland ee ugu  caansanaa magacyadooda walaal
waad ku mahadsan tihiin
   	
   
- Akhriste - 2005-10-01 12:25:54
 Yusuf,Mustafe - Yusufmustafe@yahoo.com Waxaan qorayaasha badan ee reer Somaliland  waxaan u soo jeedinayaa mahadnaq aad u balaadhan oo ay mutaysteen.Waxa aan si gaar ah ugu soo mahadnaqayaa ninkaas Seyis -Axmed oo aan aqoon badan u leeyahay oo aan ogahay in uu taariikh dhab ah oo wax ku ool leh soona bandhigay,welina laga sugaayo waxyaabo kale oo taariikhi ah.Halkaas ka wad halganka iyo socdaalka dheer ee kuu soo gebagaboobaaya.
Nabad gelyo
   	
   
- Akhriste - 2005-06-20 08:19:32
 axmed cali warsame - c/sayid@hotmail.com waa heer sare 
   	
   
- Akhriste - 2005-05-18 10:16:36
 mukhtaar faarax (CAQIILYARE) - beeer24@hotmail.com Slaamu caleykum  dhamaan akjhiyarta qurbah iyo qaradii kuwa joogow  Buggani waa buug  Qiimo IYO  qayo leh  kun saleeysan Tariikhda  foog ee Somaliland laheeyd  waxaan ka oran karaa waa buug  ninkii Qorey u  ku mutesan   karo Abaal guut wasalamu  caleykum 
   	
   
- Akhriste - 2005-05-18 10:15:51
 mukhtaar faarax (CAQIILYARE) - beeer24@hotmail.com Slaamu caleykum  dhamaan akjhiyarta qurbah iyo qaradii kuwa joogow  Buggani waa buug  Qiimo IYO  qayo leh  kun saleeysan Tariikhda  foog ee Somaliland laheeyd  waxaan ka oran karaa waa buug  ninkii Qorey u  ku mutesan   karo Abaal guut wasalamu  caleykum 
   	
   
- Akhriste - 2005-05-18 10:13:55
 mukhtaar faarax (CAQIILYARE) - beeer24@hotmail.com Slaamu caleykum  dhamaan akjhiyarta qurbah iyo qaradii kuwa joogow  Buggani waa buug  Qiimo IYO  qayo leh  kun saleeysan Tariikhda  foog ee Somaliland laheeyd  waxaan ka oran karaa waa buug  ninkii Qorey u  ku mutesan   karo Abaal guut wasalamu  caleykum 
   	
   
- Akhriste - 2004-12-14 11:24:00
 jama jamal - saaxil70@hotmail.com  salaamu caleykum
wax  yar ayaan kia akhriyey buugan  waana buug qaali ah  sideedaba taariikhdu waxay aheyd wax aan la qorin mar hadii maantaba aynu mareyno in la qor la kaydiyo oo ay akhristaan kuwa  dhalanaya waa ilaah mahadii
waanaad ku mahad san tihiin soo bandhigida aad soo ban dhigteen 
   alla mahad leh
   	
   
- Akhriste - 2003-09-11 14:05:32
 axmed fowsi. xasan - s_kuul@hotmail.com walal  wadku mahad san tahiihin hawsha ad haysan wanan  idinku  amanay dadalka adku samaysen sii  buulshadu  uga  faido ruunti  wanu  ka  faidnay balse  waxan  idinka  codsanaya  in ad iga  cawiisan  siidi an uu  heeli  laha  buugagta  qiimahale  wanad ku  mahadsan  tiihin 
   	
   
- Akhriste - 2003-09-11 14:04:02
 axmed fowsi. xasan - s_kuul@hotmail.com walal  wadku mahad san tahiihin hawsha ad haysan wanan  idinku  amanay dadalka adku samaysen sii  buulshadu  uga  faido ruunti  wanu  ka  faidnay balse  waxan  idinka  codsanaya  in ad iga  cawiisan  siidi an uu  heeli  laha  buugagta  qiimahale  wanad ku  mahadsan  tiihin 
   	
   
- Akhriste - 2003-04-04 11:07:11
 Abiib Husein Farah - warfaa303@hotmail.com Buugga "Somaliland" waa buug aad u qiimo badan oo ku saabsan taariikhdii hore ee somalida, gaar ahaan Somaliland iyo xorriyadii ka hor, runtii waa buug aad ka helayso taariikh badan oo soo martay Somaliland intii aanuu Ingiriisku soo gelin Somaliland iyo markii uu soo galayba, waxaan ka faa'iday waxbadan. Keliya waxaad dareemaysaa in uu kooban yahay oo aanuu faahfaahin badan bixinaynin, sababtoo ah qoraagu wuxuu buugga ku soo koobay 104 bog oo keliya, taasoo keeni karta in uu koobnaado, faahfaahinta qoraagu ka bixinayo, taariikhda fara badan ee soo martay Somaliland.
   	
   
- Akhriste - 2003-03-22 03:23:59
 Jama Musse Jama - jamamusse@tin.it Sida uu qoruhuba ku tibaaxay hordhaca, buugani wuxuu ku saabsanyahay taariikhda Somaliland intii ka horreysay xorriyaddii 26-061960-kii, waxa uu buuggani faahfaahin ka bixinayaa soo gelidii gumaysigii Ingiriiska, heshiisyadii somalidu la gashay Ingiriiska iwm. Waxa kale oo uu buuggani faahfaahin ka bixinayaa, gobanimo-doonkii Somaliland, xisbiyadii gobonimo-doonka tusaale ahaan SNL iyo xubnihii ururka. Buuggani kuma koobna oo keliya xilligii gumaystuhu soo galay Somaliland, balse waxaad ka heli kartaa, taariikhdii Awdal, xidhiidhkii faraaciinta iyo somalida iyo taariikho muhiim ah oo soo maray dadka soomaaliyeed gaar ahaan Somaliland.
 
Waa buug luuqad fasiix ah ku qoran oo si fudud loo akhriyi karo.
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |