| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 
      | 
 
  Yaasiin Jaamac Nuux Nabadshe, Maansada Nabadaynta iyo Milicsi Suugaaneed Aftahan Publications, London, 2004 ISBN: 0955027403 - Suugaan Qiimaha: 19.99UKP
  Maansadii nabadda ee abwaan 
Yuusuf Cismaan Cabdille "Shaacir"
 
Kala xidhiidh warbixin dheeri ah Yaasiin-Suldaan (suldaan@aftahan.cm)
 
 
  | 
 
    | 
  
 
  
  Qoraaga taariikhdiisa waanu sugunaynaa.  http://www.redsea-online.com/modules.php?name=slbooks&func=display&recno=30
  |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2009-05-15 02:51:34
 maxamed - maxamedyare nuxur malaha sheekadu ee dib ugu noqo mahad sanid
   	
   
- Akhriste - 2007-07-16 06:02:41
 mawlid cali muxumed - abokor19 aad iyo aad ayaan ugu riyaaqay
buugan waxaa kaloon kafaa iiiday 
in aan kalsooni buuxda  wax aan ku qori karo kagana qaybgali karo 
qoraaga soomaaliyeeed 
mahad allaa leh
   	
   
- Akhriste - 2007-01-08 18:07:17
 cabdiasis - duale100@yahoo.com aslamu calay kum waad salaman tahay suldan wanan ka he lay run tii ee waxan jeclan laha in aan helo iyada oo ah cajalad  mar kaa sidaas iyo nabad galyo
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |