| 
		
 
 
 
 
Wisdom of the Day 
	
		 | 
	 
	
		
		 | ...daily updates... |   |   
Qalinkaa wax suureeya, 
Kugu sima halkaad doonto, 
Saaxiib kal furan weeye, 
Sunto fara ku hayntiisa, 
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 | 
  | 
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |  
  |   
 
 
      | 
 
  Abdirahman Ahmed Mohamed Naxwaha af-ka swidhish-ka oo ku qoran af-soomaali Författares bokmaskin, , 1997 ISBN: 91-7910-090-2 - Naxwe 
  Buuggani wuxuu xambaarsan-yahay naxwaha swedish-ka oo ku qoran af-soomaali. Buugani waxa uu soo koobayaa qaybaha ugu muhiimsan ee dhismaha afka Swedish-ka, isla markaa wuxuu faahfaahin kaa siinayaa habka ugu fudud ee aad u fahmi karto naxwaha swedishka. Wuxuu buuggani faa'iido weyn u yahay qofka doonaya inuu barto afka Swedhiska. 
  | 
 
    | 
  
 
       |   
 Faalada martida
 
- Akhriste - 2010-10-03 04:10:41
 abdikader - abdikader_happy@hotmail.com waxa aan u mahad naqayaa qoraaga buuga, buugaan waa buug aad iyo aad u qiimo badan, fadlan ila soo xiriir oo ii sheeg habka aan u heli karo buugaan  tack så mycket.
   	
   
- Qoraaga - 2010-10-01 06:12:05
 taaji - dulli@hotmail.com Buugaan  Aniga qoray  af soomaali naxwihisa waxba igama gelin oo dhalasho sweden ah baan haystaa
   	
   
- Akhriste - 2010-04-29 16:58:49
 yusraa - gril_good2010@hotmail.com salaamucalaykum dhamaan tiin waxaan doonayaa  inaan barto afka  iswiidhish ka fadlan ebara
   	
   
- Akhriste - 2009-04-17 15:31:50
 CABDULHAAI MOHAMUD - garday_11hotmail.com walal waxaan idinka codsanayaa in aad ila soo socod siisaan meesha aan ka iibsan karo buugan idinka oo mahdsan
Waxaad kala xidhiidhaa qoraaga ahashi60@hotmail.com  
   	
    
- Akhriste - 2008-10-19 07:37:06
 abubakar ahmed abdilahi - abou3109@hotmail.com run ahaantii buuganai waa buug aad iyo aad u qiimo badan waxaanan umahadnaqayaa qoraaga u huray wakhtigiisa  si uu ugu faa,iideeyo bulshada soomaaliyeed
   	
   
- Akhriste - 2007-10-28 16:53:08
 hassan - qaxooti@hotmail.com waxa  aan u  mahad  naqayaa  qoraaga  buugaa  isku hawlay  in  uu  qoro  afka swdedishka  garamatic  giisa  
   	
   
- Akhriste - 2007-02-13 04:53:48
 hassan barisa - barisagazeti01@yahoo.com send me books andkeep in touch. my name Hassan Barisa of Garissa- kenya.
Walaal waxaa kula soo xidhiidhi doona qoraaga buugga. RSOL.
 
   	
   
- Akhriste - 2003-03-23 10:55:56
 Sayid M Yusuf - dhegey2000@yahoo.se Buugani waa buug aad u qiimo badan, marka laga eegayo dhinaca naxwaha swedishka oo lagu qoro af-soomaali. Waxaynu ognahay dhibta ay leedahay qoriin la'aanta naxwaha afsoomaaliga, balse qoraagani wuxuu dhabarka u ritey inuu naxwaha afka swedishka ku qoro afsoomaali. buuggan waan akhriyey waana buug si fudud loo fahmi karo, si faahfaahsanna u qoran.
   	
   
 
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!| Faallee buuggan / Comment this book |  
  |  
 
| 
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section  |  
  |   
 | 
  | 
 
 
 
 
 
 
Editor Pick 
	
		 | 
	 
	
		
		 |   A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more  |   
		 | 
	 
 
 
 
 
 
 |  
 |